Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 14
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharci darro ka dhaqan gashay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho (Akhri Xildhibaano lagu bahdilay)

    Sharci darro ka dhaqan gashay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho (Akhri Xildhibaano lagu bahdilay)

    February 9, 2016Updated:February 9, 20162 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Diyaarad ay u kireysneyd Q/Midoobay oo lagu qabtay Garoonka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bah dilay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xilli ay ka dhoofayeen maalintii shalay ahayd ee Isniinta Garoonka Aden Cadde ee caasimada Muqdisho.

    Xildhibaanadan oo u socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa baaritaan culus oo xitaa Kabaha looga bixiyay lagu sameeyay, iyadoo lagu tilmaamay baaritaankii ugu adkaa ee madaxda Soomaalida lagu qaado inta la ogyahay.

    Xildhibaanada ayaa ugu horeyn laga xiray qeybta VIP-da oo caadiyan ay ka dhoofi jireen, waxaana la marsiiyay qeybta dadka caadiga ah iyadoo qaarkood oo ku dooday inay madax yihiin oo baaritaan caadi ah ay maraan laga diiday, laguna qasbay inay siibaan Kabaha, Suumanka, iyo wax waliba oo wataan.

    Arrintan ayaa ka danbeysay shilkii Diyaaradda Daallo ee ka dhacay  ee gudaha garoonka laga maleegay, waxayna arrintan ka careysiisay xildhibaanada oo qaarkood la arkayay iyagoo careysan oo hadallo kulul ku hadlaya. Waxayna sheegeen inay sharci darro tahay waxa lagula kacay.

    Dastuurka KMG ah ayaa sharci darro ka dhigaya in xildhibaanka la baaro oogadiisa iyo gurigiisa, waxayna arrinta ka dhacday garoonka Aadan Cadde noqoneysaa xadgudub sharci, inkastoo ay ogolaayeen baaritaanka xaalada jirta awgeed, haddana wixii lagu sameeyay xildhibaanada shalay dhoofay waxay ahayd arrin aan laga aamusi karin sida ay qabaan xildhibaanada oo hadda wada mooshin ka dhan ah Madaxweynaha.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khubadiisii Baarlamaanka uu ka jeediyay Axadii si hordhac ahaan ah ugu sheegay xildhibaanada inay u hogaansamaan arrimaha amniga iyo baaritaanada garoonka.

    HOOS KA AKHRI QODOBKA DASTUURIGA AH EE CADDEYNAA INAAN XILDHIBAANKA LA BAARI KARIN

    Xasaanad

    Wadani.com

    Baarlamaanka Dastuurka Garoonka Diyaaradaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQORMO: Jen. Gaafoow raad maku leeyahay masuq maasuqa iyo amni xumida ka jirta garoonka?
    Next Article SAWIRRO: AMISOM oo soo bandhigtay sawiro ciidamadeeda ku sugan magaalada Marka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo