Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»WARBIXIN: Wakiilka Q/Midoobay oo siyaasi Puntland ah kasoo xigtay ereyo Ceeb ku noqotay Soomaalida

    WARBIXIN: Wakiilka Q/Midoobay oo siyaasi Puntland ah kasoo xigtay ereyo Ceeb ku noqotay Soomaalida

    February 12, 20162 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa intii uu joogay magaalada Garowe ee wadahadalka la lahaayeen madaxda maamulka Puntland wuxuu bartiisa internetka soo dhigay hadal yaab leh oo ku saabsan oraah uu ka soo xigtay siyaasi sare ee reer Puntland ah kaasoo uu sheegay inuu ku yiri: “SOOMAALIDU WAA DANEYSTAYAAL GARMAQAATAYAAL AH”.

    Hadalkan oo doodo badan laga keenay, isla markaana faallona laga qoray ayaa ah mid uu siyaasigan reer galbeedka ah ee ku cusub Soomaaliya ka baranayo dadka Soomaaliyeed hab dhaqankooda, laakiin waxaa wax lala yaabo ahayd xilliga uu ku soo beegmay inuu hadalkaasi soo xigto oo ahayd isagoo shirar kula jira qeybaha Puntland oo kala hor yimid diidmada heshiiskii qaabka doorashada dalka, taasoo lagu sifeyn karo tilmaamaha uu soo xigtay Micheal Keating inuu ka arkay magaalada Garowe dadkii uu kula kulmay.

    https://twitter.com/SRSGKeating/status/697467666127257600

    Siyaasiy sare oo Puntland ah ayaa goor dhoweyd  ii sheegay in “…Somalidu tahay daneeystayaal iyo garma-qaatayaal (quuqlayaal_…” – wuxuuna nasiib wacan u rajeeyay shaqadeyda.

    Wakiilka Q/Midoobay  waxay u ahayd  shirkii Garowe kii ugu horeeyay ee qolo Soomaaliyeed oo diidan Soomaalida kale heshiis ay gaareen isla markaaba ka mideysan inay diidan wax waliba oo Muqdisho uga yimaada, laakiin aan heynin qaab kale.

    Wuxuu la kulmay 4 qeybdood iyo maamulka Puntland oo mid waliba uu qoraal diyaarsan gaarsiiyay, waxay kaloo dhageysteen dacwado ku saabsan:

    1. Awood qeybsiga dalaka
    2. Muran ka taagan Dastuurka
    3. Maqaamka caasimadda iyo Muqdisho laga raro
    4. Habka qeybsiga Kheyraadka
    5. Deeqda Soomaaliya la siiyo in saddex loo qeybiyo
    6. iwm

    Wadani.com

    Keating Micheal Keating Puntland Q/Midoobay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Puntland oo ku dhacday shirqool siyaasadeed & qorshe aysan fileyn oo kusoo baxay
    Next Article Warbixin ku saabsan safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Qaarada Yurub

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo