Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»DAAWO SAWIRRO: Taliyaha Booliska Somaliya oo ciidamada Gobolka Hiiraan ku wareejiyay Gaadiid Ciidan

    DAAWO SAWIRRO: Taliyaha Booliska Somaliya oo ciidamada Gobolka Hiiraan ku wareejiyay Gaadiid Ciidan

    February 17, 2016Updated:February 17, 20162 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeed  Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud oo tegay maanta Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan lagu wareejiinayay gaadiid loogu talo galay in ay ku shaqeeyaan.

    Munaasabada wareejinta gadiidkan oo lagu qabtay Xaruunta taliska ciidamada AMISOM ee duleedka Magalaada Baladweyne ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, Taliye ku xigeenka Ciidamada Dalka Jabuuti Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Hiiraan maamulka Degmada Taliyaha qeybta booliska ee Gobolka Col’isaaq Cali Cabdulle iyo  masuuliyiin kale.

    Taliyaha qeybta booliska Gobolka Hiiraan Col isaaq Cali Cabdulle oo ugu horeyn la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gadiidkan maanta lagu wareejiyay Ciidamada booliska ee ka howlgala Magaalada Baladweyne ay wax badan ka tari doono howlaha ciidamada booliska ay u hayaan bulshada Soomaliyeed ee ku nool gobolka Hiiraan.

    Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) aya iska sheegay in gadiidkan uu ka kooban yahay shan gaari isla markaana labo ka mid ah loogu talo galay ciidamada booliska gobolka Hiiraan ee ka howlgala Magaalad Baladweyne halka saddexda kalan ay ku shaqeyn doonaan Ciidamada booliska qeybta miino baarista gaadiidka ayaa laba ka mida waxaa ku deeqay Dowlada Jarmalka, halka saddexda kalan ay ku deeqeen Xafiiska Ha’yada QM u qaabilsan   miino baarista ee main Action ee gobolka Hiiraan.

    Taliyaha Ciidamada booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamuud oo ugu dambeyn la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gaadiidkan lagu wareejiyay ciidamada booliska Gobolka uu qeyb ka yahay gadiid loogu talo galay ciidamada booliska ee ka howlgala Gobollada dalka islamarkana horey gadiid loogu wareejiyay Maamulada kale ee  ka jira Dalka.

    DAAWO SAWIRRO

    Taliyaha Booliska (21)

    Taliyaha Booliska (22)

    Taliyaha Booliska

    Taliyaha Booliska (7)

    Taliyaha Booliska (8)

    Taliyaha Booliska (9)

    Taliyaha Booliska (10)

    Taliyaha Booliska (11)

    Taliyaha Booliska (12)

    Taliyaha Booliska (17)

    Taliyaha Booliska.8jpg

    Taliyaha Booliska.9jpg

    SAWIRADA: Hiiraanweyn

     

    BELEDWEYNE Booliska deeqa Gaadiid Hiiran
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Dowladda Somaliya oo dacwad ku soo oogtay wasiir hore oo la baxsaday Hanti Qaran [Ganacsiga Domainka .SO] Q-3aad
    Next Article DHAGEYSO: Abwaan Sangub oo afka furtay Baaq kululna u diray madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo