Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Gabar Somali -Swedish oo lagu helay inay ku biiri rabtay Daacish & xukun lagu riday

    Gabar Somali -Swedish oo lagu helay inay ku biiri rabtay Daacish & xukun lagu riday

    February 19, 20162 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gabar reer Sweden ah oo asalkeedu kaso jeedo Soomalaiya yaa maxkamad ku taal dalka Austria ku heshay dembi ah inay dooneysay ku biirista kooxda ISIS ee khilaafada islaamiga Ciraaq iyo Suuriya.

    Gabadhan oo aan magaceeda la shaacin waa 17 sano jir ku nooleyd Linkpiong, Sweden waxaana laga qabtay magaalada Vienna dalka Austria, kadib markii ay sheegtay inay dooneysay inay labo gabdhood oo kale ay halkaa iska raacaan oo ay u sii gudbaan dalka Siiriya.

    Baaritaan ay sameeyeen Booliska Sweden ayaa taleefankeeda gacan qaadka ah  laga helay sawiro muujinaya qoor  goyn iyo weliba fariimo qoraal ah oo lagu taageerayay weerarkii lagu qaaday magaalada Paris. Gabadhan oo ku dhalatay magaalada Falun, Dalarna sanadkii 1998kii ayaa waxaa ay ku soo kortay magaalada Linkoping waxayna waalidkeed yihiin Soomaali ka qaxday dagaalada sokeeye.

    Waalidiinta gabadhan ayaa sheegay inay gabadheeda hore ugaga shakiyeen in la duufsaday waxayna isticmaalaysay dawooyinka walwalka. Kadib markii ay waayeen waalidka gabadhan ayaa waxa ay ku wargeliyeen booliska si loo helo.

    Qoyska gabadhan oo la xiriiray Booliska Austria una direy sawiradeeda ayaa suurtogeliyay in lagu qabto gabadhan goob laga raaco tareenada 5tii December 2015. Hase yeeshee gabadhan ayaa u suurtogashay inay gasho dalka Austria iyadoo aan sidan baasaboor.

    Qareenkii u doodayay gabadhan Wolfgang Blaschitz ayaa ku dooday inaysan gabadhan wax dambi ah gelin. ‘Ma ihi argagaixso, qalad ayaan sameeyay,’ ayay u sheegtay gabadhan Expressen.

    Si kasta ha ahaatee gabadhan ayaa laga cafiyay inay xabsi ku dhamaysato mudada lagu xukumay ee ah balse waxaa dib loogu celiyay dalka Sweden halkaas oo ay dhaqan celin loogu sameynayo. Gabdho aan yareyn oo asalkoodu yahay Soomaali kuna nool dalalka Yurub iyo wadanka Maraykanka ayaa ku biiray ururka Daacish.

    DAAWO SAWIRRO

    gabar is (1)gabar is (2)gabar is (3)

    gabar is (4)

    gabar is (2)

    gabar is (1)

    Wadani.com

    Gabar Soomaali ISIS Sweden
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda & AMISOM ee Shalanbood
    Next Article Ciidamo loo tababaray Maamulka K/Galbeed oo la siiyay Gaadiid Dagaal & Qalab

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo