Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Shariif Xasan oo Addis uga daba tegay C/weli Gaas & wadahadal dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

    Shariif Xasan oo Addis uga daba tegay C/weli Gaas & wadahadal dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

    February 19, 20162 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa tegay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo uu halkaasi ku sugan yahay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas.

    Socdaalka Shariif Xasan ayay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ku sheegtay inuu yahay sidii labada dhinac uga wadahadli lahaayeen nabada iyo xasiloonida Soomaaliya iyo doorka ay Itoobiya ku leedahay.

    War ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegtay inuu kulan dhex maray Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr Tedros Adhanom iyo madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya maanta 19 Febrayo 2016.

    Shariif Xasan ayaa qiray doorka ay Idowladda toobiya ku leedahay nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, wuxuuna bogaadiyay taageerada ay Itoobiya ee la dagaalanka argagixisada gudaha Soomaaliya. Wuxuuna dowladda Itoobiya ugu baaqay inay sii wado siina xoojiso taageerada nabad ku soo celinta Soomaaliya.

    Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Tedros ayaa dhinaciisa sheegay in Itoobiya ku dadaaleyso sidii nabad waarta looga dhalin lahaa Soomaaliya, loona baahan yahay sii xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya ee dhinacyda ganacsiga iyo Maalgashiga.

    Dhammaad warkii wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya


    Socdaalka Shariif Xasan oo ku soo beegmay iyadoo Addis uu ku sugan yahay madaxweynaha Puntland ayaa tani muujineysaa xaalada ay ku sugan yihiin maamulada Soomaalida oo la sheego inay ka talo iyo shidaal qaataan Itoobiya.

    Wadani.com

     

     

    Adis ababa Dr Tedros Itoobiya Shariif Xasan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleUPDF foils Al Shabaab attack, kills commanders
    Next Article DAAWO VIDEO: Ninkii maleegay Qarixii lagu khaarijin lahaa Wasiirka Arrimaha Bulshada Jubbaland

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo