Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Sababtii Garoonka Nairobi loogu xayiray Ra’isal wasaare Cumar C/rashiid oo la kashifay [AKHRI WARBIXIN YAAB LEH]

    Sababtii Garoonka Nairobi loogu xayiray Ra’isal wasaare Cumar C/rashiid oo la kashifay [AKHRI WARBIXIN YAAB LEH]

    February 21, 2016Updated:February 21, 20162 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saraakiil ka tirsan waaxda duulimaadka Kenya ayaa shaaciyay sababta keentay in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya muddo saacado ah lagu xayiro Garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, dhacdadaas oo lagu tilmaamay fadeexad diblomaasiyadeed.

    Wafdiga Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inaysan soo marin Garoonka Wajeer oo ah meesha diyaaradaha Soomaaliya ka yimaada lagu sii hubiyo xilliga ay u socdaan Nairobi, wuxuuna sarkaal ka tirsan waaxda duulimaadka Kenya  sheegay inay arrintaasi tahay jebin sharcigii nabadgelyada u yaalay. Sarkaalkan oo la hadlay wargeyska “the Standard” ayaa sheegay in arrintaas sidii wax looga qaban lahaa ay isku qabteen waaxda socdaalka iyo wasaaradda arrimaha dibadda Kenya.

    Saraakiisha Ammaanka Kenya ayaa  amray in dib loogu celiyo diyaaradda iyo ra’isial wasaaraha la socda magaalada Muqdisho, laakiin waxaa dhacday in diyaaradii Nairobi geysay Ra’iisal wasaaraha ay degdeg uga noqotay garoonka, taasoo xaaladii sii cakirtay. Qeybta borotokolka wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa halkaasi u dirtay gawaarida martida ee qaadi lahayd wafdiga Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya kuwaasoo saacado yaalay qeybta VIP-da garoonka oo saraakiisha ammaanka ay ku haysteen Ra’iisal wasaaraha.

    Ra’iisal wasaaraha ayaa hogaaminayay wafdi ka kooban 20 xubnood oo isugu jira 3 wasiir iyo xildhibaano iyo xubno kale, waxayna doonayeen inay u socdaalkaan dalka Turkiga iyadoo maanta ka duulaya magaalada Nairobi, waxaana markii danbe loo ogolaaday inay galaan gudaha Nairobi qeyb ka mida  wafdigiisa markii Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya soo dhex galaan in ka badan afar saacadood oo saraakiisha ammaanka Kenya ay heysteen.

    Goobjoooge.com

    Cumar C/rashiid Jomo Kenyatta Kenya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAhlu suna-da Gobolada Dhexe oo wafdi uu hogaaminayay Axmed C/slaan u diiday inay tagaan degaanadeeda
    Next Article Somaliland oo 25 sano kadib magacawday Guddi cusub oo aqoonsi u raadinaya maamulkaasi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo