Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ee Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in falalka amni xumada ah ee Magaalada Muqdisho ay qeyb ku leeyihiin dad uu sheegay inay si xun wax ku doonayaan oo aan ahayn Alshabaab.
Wuxuu sheegay Gen.Cali Gaab ayaa caddeeyay inay hayaan labadii jeer ee madaafiicda lagu soo weeraray Madaxtooyada faahfaahintooda. “Nin aqoon aan lahayn oo raba inuu xil ku helo xil awood inta dadkaasi ay jiraan arrintaas wax badan lagama qaban karo, haddii aanay dadka soo sheegin” ayuu yiri taliyaha oo farta ku fiiqay inay jiraan kooxo badan oo dhibaato ka wada Muqdisho.
Dhageyso
Wadani.com