Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Dhaqaalaha»Masar oo bilowday inay qaadato xoolaha Soomaalida & Geel ka degay Suez

    Masar oo bilowday inay qaadato xoolaha Soomaalida & Geel ka degay Suez

    March 4, 20161 Min Read Dhaqaalaha
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay xoolo nool u dhoofisay dalka Masar, kadib heshiis magaalada Qaahir ka dhacay Bishii Ogost ee sanadkii hore galeen dowladaha Soomaaliya iyo Masar la dhaqan geliyay.

    Xoolihii ugu horeeyay oo tiradoodu gaareyso 2600 oo neef oo geel ah ayaa la geeyay Kanalka Suez maanta, iyadoo laga dejinayo dekaddaha ku taalla Kanaalkaasi.

    Xaflad lagu qaabilay xoolahaas ka dhoofay Soomaaliya oo halkaa ka dhacday waxaa ka qeyb galay wasiirka xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa xukuumadda Soomaaliy, Saciid Xuseen Ciid.

    Wasiirka  ayaa sheegay in dowladda Masar ay Soomaaliya ka qaadday xayiraad saarneyd dalal badan Afrikan ah, oo Masar aysan xoolo ka qaadan jirtay, haddana ay suuragashay in xoolihii ugu horeeyay la geeyo Masar.

    Wadani.com

    Dhoofka Geela Masar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Axmed Madoobe oo Qado sharaf u sameeyay wafdigii Wasiir Diini & siyaasiyiin ku kacsanaa
    Next Article Ahlu suna oo dhaawaca Liibaan Madaxweyne u dhoofineysa dalka Itoobiya [Akhri sababta]

    Related Posts

    Suuqa Bakaaraha oo maalintii 3-aad u xiran Canshuur ay kusoo rogtay Dowlada Somalia iyo xeelad cusub…

    August 20, 2024

    Jaha-wareer ka dhashay Canshuurta Iibka ee Dowladda Somaliya kusoo rogtay Dadka Muqdisho

    August 18, 2024

    Farmaajo iyo Xasan Kheyre oo Digniin kasoo saaray weerarka NISA ku qaaday Shirkadda Hormuud

    January 16, 2024

    Hay’adda NISA oo xirtay Xarumihii Shirkadda Hormuud iyo Salaam Bank ee Muqdisho

    January 15, 2024

    XOG: Xiisadda ka dhex taagan Hay’adda NISA iyo Shirkadda Hormuud oo kasii dartay

    January 15, 2024

    Xasan Sheekh oo ka degay Tanzania iyo Somalia oo lagu dhawaaqayo inay ku biirtay EAC

    November 23, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo