Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lacag ugu deeqay dhismaha Jidka isku xira Muqdisho iyo Hobyo oo dhismihiisa dhowaan la bilaabay ayna gacanta ku hayaan guddi qeybaha Bulshada ka kooban oo loo xil saaray.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xaflad ka dhacday xarunta maamulkiisa kula kulmay Guddiga dhismaha Jidkaasi uga dhawaaqay in maamulka Gobolka Banaadir ugu deeqay dhismaha Jidka lacag dhan Bal Bilyan, Boqol iyo Afartan Milyan oo doolar una dhiganta 50,000 oo doolar (Konton Kun doolar).
HOOS KA DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYAHA