Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»2000 Qof oo hal maalin Coronavirus ugu geeriyootay Mareykanka & Trump oo u hanjabay Hay’adda WHO..

    2000 Qof oo hal maalin Coronavirus ugu geeriyootay Mareykanka & Trump oo u hanjabay Hay’adda WHO..

    April 8, 2020Updated:April 8, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Tiradii ugu badneyd dunida oo dhan ayaa maalin qura cudurka Covid-19 ugu geeriyooday dalka Mareykanka, waxaana 24-kii ee ugu danbeeyay la diiwaangeliyay geerida in ku dhow 2000 qof.

    Mareykanka ayaa jebiyey rikoor uu hore u dhigay oo ahaa 1200 qof inay cudurka u geeriyootay muddo 24 saacadood ah, waxaana shalay dalkaasi laga diiwaangeliyey inay cudurka Covid-19 ugu dhinteen 1939 qof, iyadoo guud ahaan uu dalkaasi cudurku ku dilay 12,722 qof.

    Dadka sicda cudurka Coronvirus ee gudaha Mareykanka ayaa hadda ku dhow 400,000 qof, waxaana la yaab lahayd in 24-kii saac ee ugu danbeeyay uu cudurka soo ritay dalkaasi dad gaaraya 29,609 qofm sida ay diiwaangelisay Jaamacadda Johns Hopkins.

    Magaaalada New Yorka ayaa noqotay magaalada tirada ugu badan ay ugu dhintaan cudurka Corona. Shalay oo kaliya ah waxaa magaalada New York ku geeriyootay dad tiradoodu ay gaarayso 731 qof.

    Dhinaca kale madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO inay u xaglineyso Shiinaha, isla markaana laga doonayey inay xilli hore u digto dalkiisa, wuxuuna caddeeyay inuu soo jeedinayo in Mareykanka uu joojiyo lacagta uu siiyo Hay’ada WHO.

    Madaxda Mareykanka ayaa ku dhex jira fowdo ka dhalatay xakameyn la’aanta Coronavirus, waxaana ka dhex socota is eedeyn iyo cambaareyn ay u jeedinayaan Shiinaha iyo WHO, halka mas’uuliyiinta xisbiga Dimoqraadiga ay Trump ku eedeeyeen inuu ku fashilmay wax ka qabashada cudurka intii ay goori goor ahayd.

    Coronavirus Trump US WHO
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Dabley qaab Beeleed u abaabulan oo magaalada Muqdisho ku dilay Dhaqtar caan ahaa.
    Next Article Amar lagu bixiyey inay Ciidamada Dowladda ay Nolol & Geeri ku keenaan maleeshiyo dagaal Beeleed ka wada…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo