Gudiga Doorshada Golaha Wakiilada Puntland ayaa shaaciyey musharixiinta isu diiwaan geliyay xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ee u tartami doona doorashada 8-da Janaayo 2019.
Guddga ayaa shaacyey in Musharaxiinta buuxiyey shuruudaha ee u tartami doono Xilalka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeen oo Tiradoodu dhantahay 32musharax, iyadoo 21 musharax ayaa isu diiwaan galiyeen xilka Madaxwaynaha, halka Madaxwayne ku xigeenka ay si rasmi ah ugu tartami doonaan 11 musharax.
HOOS KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA