Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»28 sano jir Turki ah oo la baxsaday Lacag dhan 2 Bilyan Doollar oo laga qaaday kumanaan qof (Warbixin)

    28 sano jir Turki ah oo la baxsaday Lacag dhan 2 Bilyan Doollar oo laga qaaday kumanaan qof (Warbixin)

    April 24, 2021Updated:April 24, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faruk Fatih Ozer oo 28 sano jir ah aya xaalad weyn ka abuuray dalka Turkiga, kadib markii uu la baxsaday lacag gaareysa 2 Bilyan oo Dollar oo ay lahaayeen kumanaan qof oo maalgashadayaal ahaa.

    Ninkan oo wax ku bartay Mareykanka ayaa Turkiga ka furtay shirkad ka shaqeysa lacagaha Internetka (online-ka) lagu kala iibsado ee loo yaqaan cryptocurrency, waxayna arrintiisa soo shaac baxday markii uu shaqeyn website-kii shirkadda uu maamulo ee Thodex.

    Dad badan ayaa isugu tegay Guriga ninkan oo doonaya lacagtooda, wuxuuna u baxsaday dalka Albania, iyadoo dowladda Turkiga ay dalbatay in loo soo gacan geliyo, isgoo markaas kadib gacanta lagu soo dhigay.

    Lacagta uu la bxsaday Faruk Fatih Ozer waxaa laga qaaday qaaday 391,000 oo maalgashadeyaal ah. Howgal ay Booliska Turkiga ka fuliyeen 8 Gobol oo dalkaasi ka mida aya lagu soo xiray 62 qof oo xiriir la leh Mr. Ozer iyo shirkadiisa Thodex.

    Ka ganacsiga lacagta online-ka laga adeegsado ee Bitcoin iyo faa’iido badan oo loogu sheegay inay helayaan dadka faraha badan ayaa looga qaaday lacago gaaray 2 Bilyan oo markii danbe la waayey.

    Bakiga dhexe ee Turkiga ayaa joojiyey dhammaan xisaabaadka ku xiran shirkadaha ka ganacsada lacaga online-ka waxaana socda baaritaan weyn oo arrintan ku saabsan, waana tii ugu weyneyd ee lacag lagu lunsado dalka Turkiga.

    Faruk Fatih Özer wuxuu sanadkii 1993 ku dhashay magaalada Istanbul, waa 28 sano jir. Özer ayaa la sheegay inuu baab’iyey dhammaan warbixintii ku saabsaneyd e ku jirtay Internetka intii aanu baxsan.

    Faruk Fatih Özer shirkada kacday ee Thodex wuxuu aasaasy sanadkii 2017, wuxuuna dhaqdhaqaaqiisa ka socday dalalka Turkey, Azerbaijan iyo dalal kale oo ay ka mid tahay UK.

    Bitcoin Faruk Fatih Ozer Lacag lunsaday Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyihii Waaberi oo Markhaati ka furay howgalkii uu qeybta ka ahaa ee lagu dilay Guddoomiye Dhegajuun
    Next Article DEGDEG: Dowladda Somaliya oo Go’aan cusub ka qaadaneysa khilaafka Doorashada Dalka…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo