Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»3-da Qodob ee Siciid Deni & Axmed Madoobe doonayaan in laga bedelo Heshiiskii Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

    3-da Qodob ee Siciid Deni & Axmed Madoobe doonayaan in laga bedelo Heshiiskii Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

    September 1, 2020Updated:September 1, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland maanta laga sugayo magaalada Muqdisho, kadib cadaadis ay saartay Beesha Caalamka si ay qeyb uga noqdaan Heshiiska Doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusmaareeb ayaa la sheegay inay jiraan qoddobo muhiim ah oo ay doonayaan in wax laga bedelo.

    Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa hore u caddeeyay inuusan quseyn heshiiskii Doorasho ee Dhuusamareeb III, kuna kooban yahay ciddii ka qeyb gashay, ayna doonayaan Heshiis Doorasho oo loo dhan yahay, waxayna shirkoodii Garowe ka gaabsadeen inay ka hadlaan fekerkooda marka laga reebo inay Muqdisho tegayaan.

    Haddaba xogta laga helay magaalada Garowe ayaa sheegeysa in Puntland iyo Jubbaland ay diidan yihiin ilaa 9 qodob oo ka mida Heshiiska Doorashada Dhuusamareeb III oo ka kooban 17, laakiin waxaa ugu muhiimsan 3 Qodob oo fure u ah heshiis ay la gaaraan Madaxweyne Farmaajo, waxayna kala yihiin:

    1- Yaa maamulaha Doorashada..?

    Qodobka ugu weyn ee heshiiskii Doorashada Dhuusamareeb III ku jiray ee labadan maamul ka horjeedaan ayaa ah in Guddiga Doorashooyinka Qaran uu maamulo. Guddigan oo ay hoggaamiso haweeneyda Xaliimo Yarey ayey aamisan yihiin inuu u janjeero Madaxtooyada, iyadoo laga dareemi karo sida uu Madaxweyne Farmaajo ugu dhegan yahay, wuxuuna noqon doonnaa kan ugu adag ee labada dhinac laga rabo inay ka heshiiyaan.

    2- Go’aanka kama danbeysta ah

    Madaxweyne Farmaajo wuxuu marsiiyey saddexdii Madaxweyne Goboleed ee u dhowaa heshiiskii Doorasho ee Dhuusmareeb III ina heshiiska ay gaareen loo gudbiyo Golaha Shacabka si uu sharci u noqdo, laakiin Siciid Deni iyo Axmed Madoobe waxay doonayaan in Heshiisku noqdo kama dambeys aanu wax go’aan ah ku yeela Baarlamaan waqtigiisu dhammaanayo.

    3- Ergada Doorashada

    Qodobka saddexaad ee doodu ka taagan tahay ayaa ah tirada dooraneysa kuraasta Golaha Shacabka oo heshiisku qorayo 301, waxaana qodobka ku hoos jira kuraasta la isku darayo iyo degaanada lagu dooranayo oo aanay taageersaneyn Puntland iyo Jubbaland.

    Beesha Caalamka oo soo qabanqaabisay shirka saddex geesoodka ah ee Muqdisho ayaa dadaal ugu jirta in heshiiska Doorashada lagu soo daro labadan maamul, kadibna shir kale oo weyn lagu wada saxiixo heshiiska loo dhan yahay ee Doorasho haddii lagu heshiiyo.

    Axmed Madoobe Doorashada 2020 heshiiska Doorashada Siciid Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleImaanshaha Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo laga dareemay Muqdisho & Wadooyin loo xiray
    Next Article SAWIRRO: Axmed Madoobe oo Ciidamadii ugu badnaa oo si weyn u hubeysan u diray Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo