Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»3 Qodob oo Caddeyn u ah in Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Inqilaabeen Doorashadii 2021

    3 Qodob oo Caddeyn u ah in Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Inqilaabeen Doorashadii 2021

    August 22, 2021Updated:August 23, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shirkoodii Muqdisho 21-22 Ogost 2021 kasoo saaray War-murtiyeedka lagu faahfaahiyey habraacyada Doorashada, Dhaqaalaha iyo Amniga, iyadoo awoodaha ay qeybsadeen Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda maamul Goboleeyada.

    Arrimaha ugu muhiimsan ee War-murtiyeedka ku jira ayaa ah in awooddii maamulka Doorashada Dadban ay inqilaabeen, lana wareegeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ee shanta ah.

    Qodobada soo socda waxay muujinayaan, sida Doorashadii isugu bedeshay xulitaan ay maamulayaan siyaasiyiin, halkii ay ahayd inay Guddi madax bannaan howshaas qabtaan:

    1- Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FIET) oo la awood tiray

    Guddigan oo dhowaan soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaannada Golaha shacabka, waxaa awoodiisii oo dhan lagu wareejiyey Guddiga Heer Maamul Goboleed ee ay u taliyaan madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, waxaana awoodihii Guddigan kusoo haray Kormeerid, Ogaanshaha maamulka miisaaniyadda Doorashada iyo kaliya sharciyad iyo shahaado siinta xildhibaannada.

    2- Rooble oo la wareegay maamulka Doorashada Somaliland

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble wuxuu la wareegay maamulka Doorashada labada Aqal ee Somaliland oo muddo dheer khilaaf ka taagnaa, wuxuuna isku qoray inuu yahay Hubiyaha iyo Korjoogtada Doorashadooda.

    Waxaa Rooble ay madaxda maamul Goboleedyada u ansixiyeen inuu maamulo Doorashada xildhibaannada Somaliland iyo Banaadiriga, iyadoo muuqata inay uga bedesheen inay yeeshaan awoodda maamulka Doorashada xildhibaannada laga soo doorayo maamuladooda.

    Sidoo kale Xafiiska Ra’iisal wasaaraha wuxuu ku jiraa dhammaan howlaha Doorshada, sida maamulka Miisaaniyada Doorashada, Amniga iyo hubinta ergooyinka Doorashooyinka ka dhacaya magaalada Muqdisho.

    3- Madaxda Maamul Goboleedyada oo si dadban ula wareegay Doorashada Dadban

    Iyagoo si aan horay loo arag ula wareegay Doorashadii Aqalka Sare, ayey mar kale madaxda Maamul Goboleedyada si toos ah u maamulio doonaan Doorashada xildhibaannada Golaha shacabka, waxayna u marayaan Guddiyada Doorashada ay magacaabeen oo gacanta loo geliyay awoodda Doorashada.

    Lama oga sida Guddiga Doorashada Heer Federaal ee awoodii laga qaaday uga jawaabi doono arrintan, laakiin waxaa ka mida xubno ku xiran, kana amar qaata madaxda Maamul Goboleedyada.

    Akhriso: War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Doorashada (Awood la siiyey Guddiyada Dowlad Goboleedyada)
    Doorashada Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo Beeleed ka horjeeda Madaxweynaha Hirshabeelle oo qabsaday Qeybo ka mida Beledweyne
    Next Article Cumar C/rashiid oo ka digay Qalalaase ka dhasha Doorashada ay la wareegaan Maamul Goboleedyada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo