Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»3 Qodob oo Sababi karta fashilka Shirka Jabuuti ee Somaliya & Somaliland (Akhriso Warbixin)

    3 Qodob oo Sababi karta fashilka Shirka Jabuuti ee Somaliya & Somaliland (Akhriso Warbixin)

    June 14, 2020Updated:June 14, 20202 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalada Jabuuti ka furmaya wadahadallo heer sare ah oo dhex maraya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland, iyadoo shirkani uu yahay mid dhacaya xilli xasaasi ah.

    Madaxda shirka la isugu keenay, dalalka deriska ah iyo dowladda Mareykanka oo shirkan ka dabeysa waxay caddeyn u yihiin in awood weyn la geliyey in la isu keeno dadku ay taladu ka go’do labada dhinac ee saameynta leh, laakiin shirka oo fursad weyn noqonaya haddii heshiis lagu gaaro waxaa halis ku ah saddex qodob oo fashili kara. waxayna kala yihiin:

    1- DOWLADDA MAREYKANKA

    Ma cadda waxa Mareykanku ka damacsan yahay wadahadalka iyo dadaalka badan ee uu geliyey, waxaana diblomaasiyadiisa Geeska Afrika ay ahayd muddo dheer mid aan miro-dhal ahayn, taasoo ay ugu wacan tahay inuu arrimaha Soomaaliya u soo maro Itoobiya oo dano gaara ka leh Soomaalida kala qeybsan, taariikh iyo fahamna qoto dheerna u lahayn xaaladaha Geeska Afrika.

    2- MUUSE BIIXI

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inkastoo uu yahay madaxweyne la doortay wuxuu awoodi waayey inuu dadka ay taladu ka go’do ee Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda ku qanciyo qorshaha Mareykanku wato ee Somaliya dib loogu mideynayo, wuxuuna door biday inuu qariyo arrimaha la hordhigay ee Midnimadu ka mid tahay.

    Muuse Biixi wuxuu madaxda xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADDANI u sheegay inuu Mareykanku awood saaray oo shirka Jabuuti ku qasban yahay, taasina waxaa ku cad inuusan diyaar u ahayn ama ku dhici karin inuu galo heshiis soo hadal qaadaya midnimo.

    3- FARMAAJO

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku jira sanadkii ugu danbeeyay ee xilka madaxweynaha iyo xilli doorasho, ma joogo waqti uu go’aano waaweyn qaadan karo, waxaana mowqifkiisa hoggaamineynimo hoos u dhigaya inuusan heshiis la ahayn maamuladii dowladda federaalka ka tirsanaa, isla markaana uu xitaa isku heynin kuwii ay isku beesha ahaayeen ee Puntland iyo Jubbaland oo shirka Jabuuti u arkaya mid beeshoodu ka maqan tahay.

    Arrimahan oo dhan waxay shirkani weyn ka dhigayaan mid aysan labada dhinac u diyaar garoobin oo aanay cidna awood u in lagu gaaro heshiiska laga doonayo, waxayna aakhirka u eg tahay in arrimo hoose oo aan masiiri ahayn laga soo saari doono, haddii aan lagu kala tegin.

    Muuse Biixi Shirka Jabuuti Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Axmed Madoobe War Cad kasoo saaraya Aqoonsiga Madaxweyne Farmaajo & Madaxweyne KMG ah
    Next Article Kulankii koowaad ee Madaxda Somalia & Somaliland oo furmay (Yaa dhedhexaadinaya?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo