Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»40 ka mida Culimada Magaalada Hargeysa oo Bayaan kasoo saaray Dilka Sheekh C/naasir Xaaji

    40 ka mida Culimada Magaalada Hargeysa oo Bayaan kasoo saaray Dilka Sheekh C/naasir Xaaji

    February 22, 2022Updated:February 22, 20223 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    In ka badan 40 ka mida culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa ayaa baaq iyo tacsi kasoo saaray dilka Sheekh C/Naasir X. Axmed Yuusuf oo maanta lagu dilay qarax ka dhacay magaalad Kismaayo.

    HOOS KA AKHRISO BAYAANKA TACSIDA

    2. Culimadu waxa ay kaalin Muhiim ah ugu jiraan bulshada Islaamka ah, iyagoo xambaarsan dhaxalkii Nebiga -SCW- kaalintaa soo aanay cid kale buuxin karin.

    3. Sh.C/Naasir X. Axmed waxa uu ahaa caalim weyn oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee ku suntanaa faafinta dacwadda Islaamka iyo soo sarista culimada, iyada oo ay ka aflexeen dad farabadan oo kala jooga daafaha dunida.

    4. Sheekhu waxa uu lafdhabar u ahaa nabadda iyo heshiisiinta bulshada iyo weliba ka shaqeynta dhammaan arrimaha khayriga ah.

    5. Sheekhu waxa uu caan ku ahaa in uu bulshada uga digo afkaarta qaloocan ee shaadhka diimeed huwan, laguna bannaysanayo dhiigga dadka muslimiinta ah.

    6. Waxa aannu cod dheer ku canbaaraynaynaa falka foosha xun ee bahalnimada ah ee sheekha lagu dilay, annaga oo Alle u wayddiinaynna in uu u aqbalo shahiidnimo maadama oo loo dilay diinta Alle isaga oo faafinteeda ku hawllan, taasoo uu soo waday muddo 50 sannadood ku dhow.

    7. Alle ha caafiyo walaalaha qaraxaa ku dhaawacmay.

    8. Ugu danbeyn waxa aannu ugu baaqaynnaa bulshada in ay ku xidhnaadaan culimadooda, ka bartaan diintoona, kana feejignaadaan afkaarta leexsan ee diinta aan waafaqsanayn.

    Magacyada culimada soo saaray baaqa tacsiyada:

    1. Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir.

    2. Sh.Maxamed Cali Jaamac.

    3. Sh.Sul. Cawil Faatix Shire

    4. Sh.Maxamed Cali Geedi

    5. Dr.C.qani Xussen Maxmed

    6. Dr.khadar Xassan Axmed

    7. Dr.faysal Maxamed Cali

    8. Dr.khiila C.raxamaan Mubaarak

    9. Dr.Ciise Maxamuud C laahi

    10. Sh.C.laahi Maxamuud Adam

    11. Sh.Maxamed Adam Muxumed

    12. Sh.Maxamed ibraahim Jaamac

    13. Sh.Mubaarik Muuse Faarax

    14. Sh.C.laahi Ibraahim Yuusufa

    15. Sh.Maxamed Cabdi Carab

    16. Sh.C.raxmaan Aw Axmed Cabdi

    17. Sh.C.raxmaan Adam Cige

    18. SH.Ibraahim Axmed Xirsi.

    19. Sh.Maxamed Cali Biixi.

    20. Sh.Maxamed Caydiid Muxumed

    21. SH.Mukhtaar Cismaan Yuusud

    22. Sh.Mahad Maxamed C.laahi

    23. Sh.Naasir Cali Barkhad

    24. Sh.C.fataax Axmed Ismaaciil.

    25. Sh.Mahad Xussen Axmed

    26. Sh.Ibraahim Sh.Naasir Maxamed

    27. Sh.Maxamed C.laahi Ibraahim

    28. Sh.Axmed Cali Xasan

    29. Sh.C.kariim Sh Maxamed Madar.

    30. Sh.Maxamed Ibraahim Yaasiin.

    31. Maxamuud C.laahi Jaamac .

    32. Sh.C.raxmaan Maxamuud Faarax

    33. Sh.Guuleed C.laahi Axmed

    34. Sh.Dayib C.raxmaan Isxaaq

    35. Sh.Mahad Maxamed Xusseen

    36. Sh Maxamed Cabdi Haybe.

    37. Sh.Ciise Axmed Ciise.

    38. Sh.C.laahi Cismaan Yuusuf

    39. Ex Badhasaab Axmed Cabdi falay.

    40. Sh.Caydarruus Daa’uud Cismaan.

    41. Sh.Sharma’arke Maxamed Ciise

    42. Sh.Adam X. Maxamed Idriis.

    43. Sh.Ducaale Dubbad Maxamuud.

    44. Sh.C laahi C.raxmaan Jaamac

    Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo Sheekh Caan ahaa oo ku geeriyooday
    Next Article Dowladda Shiinaha oo Ergey Gaara usoo magacawday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo