Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»7 ka mida saraakiil ku eedeysnaa qarixii Hotel SYL oo dembi lagu waayay iyo afar kale oo weli xiran

    7 ka mida saraakiil ku eedeysnaa qarixii Hotel SYL oo dembi lagu waayay iyo afar kale oo weli xiran

    May 26, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidammada Qalabka ee magaalada Muqdisho ayaa amar ku bixisay in la sii daayo 7  sarkaal oo u xirnaa qaraxii ka dhacay Hotelka SYL, kaddib markii ay sheegtay in dambi lagu waayay. Saraakiishan oo xirnaa muddo 4 bilood ah ayuu ku dhawaaqay guddoomiye ku xigeenka maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada, waxaana saraakiisha ku eedeysnaa inay fududeeyeen qaraxii hotelka SYL lagu qaaday ee Alshabaab fulisay ay kala yihiin:

    saraakiil

    1. G/sare Bol. Maxamed Ismaaciil Cali.
    2. G/sare Bol. Cali Axmed Cabdi.
    3. Dhamme Bol. Bashiir Yuusuf Fooleey.
    4. L/X/le Bol. Cabdifitaax Aadan Axmed.
    5. A.le Bol. 17086 Salaad Cabdullaahi Sh Cali.
    6. D/le Bol. 20897 Cabdikamaal Xuseen Cabdi.
    7. D/le Bol. 20860 Maxamed Cali Xasan.

    Sidoo kale maxkamadda ayaa ku dhawaaqday maanta inay dib u dhigtay dacwadda afar sarkaal  oo kiiskan ku jiray kuwaasoo kala ah;

    1. G/le dhexe Maxamed Daahir Cabdulle
    2. L/x/le Mahad Cabdi Cumar
    3. X/le Xasan Daahir Maxamed
    4. K/S Axmedkhadar Maxamed Xasan.

    Arrintan ayaa xalineysa qeyb ka mida dacwad waqti qaadatay oo markii ugu horeysay lagu soo eedeeyay saraakiil ciidamada dowladda ka mida inay la shaqeeyeen Alshabaab. Waxaana madaxda sare ee dowlada culeys weyn saaray beel ay ka soo jeedaan qaar ka mida saraakiishaasi oo kiiska oo dhan u bedeshay mid qabyaaladeed. Hay’addaha dowladda ayaan u muuqan inay awood u leeyihiin fulinta cadaaladda xilligan adag ee weli qabyaaladu ka sareyso qaranimada.

    Saraakiisha dib loo dhigay dacwadooda ayaa sidoo kale lagu wadaa in la sii daayo, iyadoo sababtu tahay dembi noocaas ah oo keeni kara dil toogasho ah, dowladda federaalka ahna ay ka maagtay inay tallaabo noocaasi ah qaado xaaladda awgeed.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Qaraxii SYL Saraakiil
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAl Shabaab oo in ka badan 10 askari ku dishay weerar ka dhacay gudaha Kenya
    Next Article Tirada dadka Soomaalida 2013-2014 oo la shaaciyay & Maamul goboleedyo ka hor yimid

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo