Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyey in duqeyn dhinaca Cirka ah oo lagu qaaday koox ka tirsan Alshabaab duleedka magaalada Kismaayo lagu dilay 9 ka mida maleeshiyada Alshabaab.
War kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday shalay meel Kismaayo u jirta 40 Km, ay qiimeynayaan 9 ka mida kooxda Alsahbaab oo lagu dilay duqeynta, iyadoo cid rayid ah aanay wax ku noqon.
HOOS KA AKHRISO


![9 ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday duleedka Kismaayo [War-saxaafadeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/11/drone.jpg)