Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Aabe Soomaaliyeed ah oo si naxdin leh loogu hor dilay xaasikiisa iyo caruurtiisa Ohio, Mareykanka

    Aabe Soomaaliyeed ah oo si naxdin leh loogu hor dilay xaasikiisa iyo caruurtiisa Ohio, Mareykanka

    October 26, 20152 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Marxuum Shuceyb Abubakar
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    Marxuum Shuceyb Abubakar
    Marxuum Shuceyb Abubakar

    Aabo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka, ayaa lagu hor dilay Caruurtiisa iyo Xaaskiisa, xili ay kasoo baxeen Baar ku taal magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka. Aabahaan oo lagu magacaabo Shuceyb Abuubakar, ayaa waxaa la sheegay inuu kusoo dhawaaday nin ku hubeysan qori fudud wata, kadibna  uu rasaas aan loo meel dayin ooda uga qaaday qoyska oo wada socday.

    Allaha u Naxariistee Shuceyb Abuubakar oo da’diisu dhameyd 40 sano jir, oo dhaawac ahaan looga qaaday goobta ayaa isbitaalka Ohio Health Riverside Methodist markii danbe ku geeriyooday. Dilka naxdinta leh ayaa dhacay xili aroor  subax hore ah, waxaana uu dilka ka dhacay meel Baar oo mashquul badan isla markaasina ay ku yaalaan goobo ganacsi oo waaweyn.

    Falkan oo dhacay Jimcihii  waxaa si weyn uga naxay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka guud ahaan. Sarkaal u hadlay Booliska Ohio Mr. Holzhauser, ayaa sheegay in ninka dilka geystay uusan aqoon u lahayn Shuceyb Abuubakar, welina aan la garaneyn sababta uu dilka u geystay.

    Holzhauser, ayaa sidoo kale sheegay in xaaska aabaha Soomaaliyeed iyo caruurtiisa ay daawanayeen marka aabahood la dilayay kan ugu weyn da’diisa lagu qiyaasay 9 ilaa 10 sano jir. Ninka dilka u geystay Shuceyb ayaa la tilmaamay inuu ahaa nin Madoow oo aad u dheer, islamarkaasina xirnaa dhar gaduudan.

    Dhowaanahan ayaa dilal kala duwan oo ka dhacay Yurub iyo Waqooyiga America waxaa ku lug yeeshay dad Soomaaliyeed oo markoodii hore ka dhacay dagaalada Soomaaliya.

    Wadani.com

    Shuceyb Abubakar Soomaali lagu dilay USA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Gaas oo su’aalo kulul lagu weydiiyay fadhiga Baarlamaanka Puntland & jawaabo la yaab leh oo uu bixiyay
    Next Article DEGDEG: Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Xasan Muungaab oo xilka laga qaaday, Yaase lagu bedelay..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo