Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Jeneraal Maxamuud M. Guuleed [SAWIRRO]

    Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Jeneraal Maxamuud M. Guuleed [SAWIRRO]

    December 9, 20161 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee General Maxamuud Maxamed Guuleed oo ahaa Talliyihii hore ee Ciidanka Cirka Soomaaliya iyo Gudoomiyihii shirkadda Somali Airlines.

    Marxuumka ayaa dhowaan ku geeriyoodey ee Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana aaska ka qeyb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Wasiiro, xildhibaano, Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ciidan.

    Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Maxamuud Sheekh Cali ayaa ka sheekeeyay Taariikhda uu ka garanayo Marxuumka geeryoodey iyo howlihii uu ka soo qabtay Taliska Ciidanka Cirka Soomaaliya.

    Ku Simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu sheegay muhiim in ay tahay in la cafiyo Marxuumka, sidoo kalena dadka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in loo duceeyo.

    Jeneraal Marxuum Maxamuud Maxamed Guuleed ayaa ku dhashay Tuulada Dacar buluq oo u dhow Magaalada Berbera ee Goboladda Waqooyiga Sanadku markuu ahaa 1943.

    DAAWO SAWIRRO

    15326393_342972886078889_5405191294746181226_n 15338699_342972796078898_444423913740190350_n 15355753_342972789412232_5493274081863127290_n15439815_342922099417301_4120897375198707945_n 15439849_342922136083964_4299978948345283530_n

    Aas Qaran Jen. Guuleed Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMusharax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo saddex Qodob kala mida Madaxweyne Xasan Sheekh.. AKHRISO
    Next Article Saraakiil Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay howlgal ciidamo Mareykan & Kenyan ah ku qaadeen duleedka Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo