Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Abaalmarin loogu magac daray Xilgudasho Qaran oo caawa lagu bixinayo magaalada Muqdisho

    Abaalmarin loogu magac daray Xilgudasho Qaran oo caawa lagu bixinayo magaalada Muqdisho

    February 2, 2018Updated:February 2, 20182 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

     Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa munaasabad lagu soo bandhigi doono abaal-marin loogu talo galay in lagu sharfo Hal-doorka Shacabka ee waxqabad la taaban karo u sameeyay bulshada ay u adeegaan.

    Waxaa munaasabaddan lagu soo bandhigi doonaa daraasad soo socotay illaa bishii Oktoobar ee sanadkii 2017-kii, oo laga soo sameeyay magaalooyin kala duwan oo ka tirsan Soomaaliya, taas oo dadweynaha lagu weydiinayay qiimeyntooda dadka ay u arkaan inay guteen waajibaadkii ka saarnaa mas’uuliyaddii ay hayeen.

    Abaal-marintan oo magaceeda la yiraahdo “Xil-gudasho Qaran” waxay si gaar ah u qiimeysay waxqabadka sanadkii la soo dhaafay ee dhinacyada soo socda:

    • Horumarinta Adeegga bulshada
    • Maamul-Wanaagga
    • Dib-u-heshiisiinta iyo Isdhexgelka Bulshada
    • Dhiirrigelinta wax-soo-saarka Gudaha
    • Shaqo-abuurka Dhallinyaradda iyo Horumarinta Cayaaraha
    • Xoojinta Kaalinta Haweenka
    • Wacyi-gelinta iyo Abaabulka Bulshad
    • Samo-falka
    • U-qareemidda Xuquuqda Dadweynaha

    Abaal-marintan xilgudasho Qaran oo ay bixinayso Hay’adda Vision Leadership Academy oo ah Machad horumariya arrimaha hoggaaminta, ayaa oo noqon doonta mid sanadle ah oo lagu eegayo dhinacyo kala duwan. Ujeeddada abaalm-marintan ayaa ah in la beddelo dhaqanka ah in dadka waxtarka leh la ammaano marka ay geeriyoodaan oo kaliya, waxaana abaal-marintan ay dadweynaha bareysaa in la isku abaal-mariyo waxqabadka iyo hoggaaminta wanaagsan.

    Dadweynaha Magaalada ayaa si weyn u hadal haya cidda la guddoonsiin doono sanadkan Abaalmarintan oo nooceedu uu ku cusub yahay Dalka.

    hogaan Muqdisho Qaran
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada ilaalada Madaxtooyada Somalia oo Dhoolatus ka wada Magaalada Muqdisho [Sawirro]
    Next Article In ka badan 90 Tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebaha dalka Liibiya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo