Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, isagoo ka qeyb galaya shirka wadahadalka Somalia iyo Somaliland.
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa shaacyey in Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed uu ka qeyb gelayo shirweynaha wadatashiga ee xiriirka Somaliya iyo Somaliland, waxaana garoonka magaalada Jabuuti kusoo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Jabuuti C/qaadir Kaamil
SAWIRRADA