Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Abiy Ahmed oo Guul ka sheegtay dagaalka iyo magaalooyin uu dib uga qabsaday Jabhadda Tigray

    Abiy Ahmed oo Guul ka sheegtay dagaalka iyo magaalooyin uu dib uga qabsaday Jabhadda Tigray

    December 1, 2021Updated:December 1, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in ‘cadawgiisa laga adkaaday’, wuxuuna ballan qaaday in ay dib u qabsan doonaan dhulka gobolka Axmaarada oo ay gacanta ku hayaan ciidammada Tigreega.

    Muuqaalo laga soo duubay furint hore ee dagaalkaa oo laga sii daayay Telefishinka Fana ee ay dowladda leedahay ayaa muujinaya Abiy oo xiran qalabka militariga, qeybna ka ah dagaalka ay ciidamada dowladda Itoobiya kula jiraan TPLF.

    “Taliska Bari wuxuu gaaray guul aan la qiyaasi karin hal maalin oo qorshe ah iyo dagaal qaatay maalin iyo bar,” ayuu yiri Abiy oo intaa ku daray “Waan sii wadi doonnaa guulahaas aan ka gaarnay jiidda hore”

    Warbaahinta dowladda ee Fana ayaa sheegay in uu la hadlayay ciidamada ku sugan jiidaha hore ee dagaalka Itoobiya, gaar ahaan meel ku dhow magaalada Gashena ee gobolka Axmaarada.

    Degaanada ciidmada Itoobiya ay dib u qabsadeen ayaa kal aah: Shewa, Mezezo, Molale, Shewa Robit, Rasa iyo nawaaxigeeda, waxayn ila 220 KM u jiran magaalada Addis ababa.

    “Cadowga waa la jebiyay, howsha inoo harsanna waa inaan cadowga saarno oo aan baabi’inno,” ayuu u sheegay askartii isugu soo ururtay geedaha hoostooda.


    Ciidamada Tigreega ayaa ku hanjabay inay gudaha u soo galayaan caasimadda Addis Ababa ama ay isku dayi doonaan inay jaraan marinka isku xira Itoobiya oo aan bad lahayn iyo dekedda ugu weyn gobolka; laakiin wixii markaas ka danbeeyay waxaa dagaalka ku biiray Abiy Ahmed.

    Abiy Ahmed Amhara Ethiopia TPLF
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFarmaajo tours Qatar as election programme falls short
    Next Article XOG: Midowga Musharixiinta oo Qarka u saaran inay xiriirka u jaraan Rooble iyo Labada tijaabo ee..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo