Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Abiy Ahmed oo Weerar ku qaaday Qaramada Midoobay iyo Golaheeda Amniga, kuna baaqay codka Afrika..

    Abiy Ahmed oo Weerar ku qaaday Qaramada Midoobay iyo Golaheeda Amniga, kuna baaqay codka Afrika..

    February 5, 2022Updated:February 5, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Abiy Ahmed; “Waxaan isticmaalnayn awood lama huraan ahayd si loo xaqiijiyo sharciga iyo kala dambeynta Itoobiya”

    Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa weerar ku qaaday Qaramada Midoobay iyo ay Afrika wax cod ah oo muuqda ugu lahayd Golaha Amniga oo uu sheegay uin 70 sano kadib aanay cod ku lahayn.

    Isagoo ka hadlayey shirka 35-aad ee Midowga Afrika, magaalada Addis ababa ayuu Ra’iisal wasaaraha Itoobiya sheegay in Codka Afrika loo baahan yahay in laga maqlo masraxa adduunka.

    “Afrika waa in ay ka muuqataa hay’adaha caalami ah ee muhiimka ah. Maanta, in ka badan toddobaatan sano kadib dhismaha Qaramada Midoobay, Afrika waxay sii ahaanaysaa Qaarad yar oo aan lahayn wax-gal macno leh ee doorka nidaamka dawladnimada caalamiga ah, gaar ahaan Qaramada Midoobay oo Afrika ay ka maqan tahay Golaha Ammaanka”. ayuuu yiri Abiy Ahmed.

    Wuxuu soo jeeriyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Amniga Q/Midoobay: “Waxaa la joogaa waqtigii saxda ahaa ee dib u habeyn lagu sameyn lahaa laguna soo nooleyn lahaa nidaamka Qaramada Midoobay si uu u muujiyo xaqiiqooyinka caalamiga ah ee hadda jira, lana hubiyo in uu yahay hay’ad ka wakiil ah oo loo siman yahay. Kaliya matalaad cadaalad ah iyo daah-furnaanta hay’adahaas ayaa keeni kara xilli cadaalad ah oo dhinacyada badan leh”.

    Abiy Ahmed wuxuu caddeeyay in Midowga Afrika uu ka qayb qaadanayo wax ka qabashada caqabadaha nabadda iyo amniga ee qaaradda, iyadooo lagu hagayo; “Xalka Afrikaan ah oo loo helo ee Dhibaatooyinka Afrika”.

    Wuxuu sheegay in xukuumadiisa ay qaaday tallaabooyin lagu yareynayo khasaaraha nafeed iyo burburka hantiyeed ee colaadii Itoobiya, ayna dhaqan geliyeen ka bixitaan hal dhinac ah oo ciidamada ugala baxeen goobihii ay colaaddu ka dhacday, wuxuuna ku adkeystay inay isticmaaleen awood lama huraan ahayd si loo xaqiijiyo sharciga iyo kala dambeynta.

    “Anagoo ka duulayna sida ay nooga go’an tahay in si nabad ah lagu xaliyo khilaafka, waxaan dhawaan bilownay madal wada-tashi qaran oo loo dhan yahay oo leh sharciyad rasmi ah. Waxaa naga go’an inaan raadinno nabad waarta oo dalkeena ka dhalata waa inay ahaato mid sugan” ayuu khudbadiisa ku yiri Abiy Ahmed.

    Abiy Ahmed AU Ethiopia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDoorashadii Golaha shacabka oo isu bedeshay Gacantaag iyo tartan la’aan (Kuraas lagu doortay Muqdisho)
    Next Article Galmudug oo shaacisay xilliga la qabanayo kuraasta ugu adag ee Golaha Shacabka (Akhriso Liiska)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo