Madaxda maamul Goboleedyada ee ku usgan magaalada Garowe ayaa mar kale beesha caalamka ka codsaday inay soo farageliso khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka.
Madaxda Maamullada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo K/Galbeed ayaa kula hordhac ah oo ay xalay ku yeesheen magaalada Garowe kasoo saray war-murtiyeed ku saabsan doorasho shalay ka dhacday magaalada Cadaado oo ay sheegeen inay waxba kama jiraan tahay.
C/weli Gaas, Axmed Madoobe, Shariif Xasan iyo Axmed Ducaale Xaaf ayaa ka ugu baaqay urur Goboleedka IGAD, UN iyo Beesha Caalamka in la soo fargeliyo xaallada si looga baaqsado in taladu faraha ka baxo, iyadoo ku dooday inuu fashilmay dadaalkii Aqalka Sare.
AKHRISO WA-MURTIYEEDKA