Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Afgambi la doonayey in lagu rido Boqorka Jordan oo lagu eedeeyay Dhaxal-sugaya Sacuudiga

    Afgambi la doonayey in lagu rido Boqorka Jordan oo lagu eedeeyay Dhaxal-sugaya Sacuudiga

    June 14, 2021Updated:June 14, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Isku daygii afgembi ee dalka Jordan ayaa lugaha la galay amiirka leh dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga, kadib baaritaan lagu waday kiiskan oo soo baxay shalay.


    Amiir Hamzah-ha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Labaad, isaga oo taageero ka helaya Sacuud Carabiya, sida lagu sheegay eedeymo maxkamadeed oo lasii daayey Axaddii oo ka dhan ah laba qof oo kiiskan lagu eedeeyey.

    Labada qof ee la eedeeyey ayaa xiriir dhow la leh Sacuudi Carabiya: Mid ka mid ah waa madaxii hore ee maxkamadda boqortooyada Bassem Awadallah oo haysta dhalashada Sacuudiga, kan kalena waa ergeygii hore ee gaarka ahaa ee boqortooyada, Sharif Hassan bin Zaid.

    Labada nin ayaa daba-yaaqada bishan lagu maxkamadeyn doonaa Maxkamadda Amniga Qaranka ee Jordan, waxayna wajahayaan illaa 20 sano oo xabsi ah, haddii danbiga lagu helo, sida uu sheegay mid ka mid ah qareenadooda.

    Hase yeeshee Hamza, oo ay isku aabe yihiin boqorka, kaasi oo lagu eedeeyey 3-dii April inuu ku lug lahaa isku day “lagu arbushayo amniga boqortrooyada,” ayaan maxkamad lasoo taagi doonin.

    Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in kiiskiisa lagu dhex xaliyey gudaha qoyska boqortooyada Haashimiyadda. Sacuudi Carabiya si xooggan ayey u beenisay inay wax lug ah u laheyd shirqoolka la tuhunsan yahay.

    Inkasta oo Amiir Hamzah uusan soo hor-istaagi doonin maxkamadda, haddana ku lug lahaanshihiisa shirqoolka ayaa xuddun u noqon doona maxkamadeynta,.

    “Amiir Hamzah waxa uu go’aansaday inuu qanciyo damaciisa shaqiyeed ee xukun qabasho, isaga oo ku xadgudbaya dastuurke iyo dhaqanka Haashimiyadda,” ayaa lagu yiri eedeynta.

    Awadallah ayaa warbaahinta Jordan ay u arkaan inuu xiriir dhow la leeyahay dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman. Dacwadda lasoo oogay ayaa lagu sheegay in Awadallah uu “ku dhow yahay saraakiisha boqortooyada Sacuudiga” uuna dibedda ku leeyahay shabakado xiriir ah.

    Hamzah ayaa lagu warramaya inuu ka walacasanaa mowqikfa Riyadh. “Haddii ay wax igu dhacaan aniga oo jooga Jordan, saraakiisha Sacuudiga ma i caawin doonaan mise?”, ayaa lagu warramay in Hamzah uu weydiiyey Awadallah, sida lagu sheegay eedeynta.

    Amir Mohamed Bin Salman Jordan King Abdalla Saudi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan lagu waayey Magaalada Berbera markii la doortay kadib oo Jawaab soo diray
    Next Article Alshabaab oo maamul hoostaga u magacawday Degaan caan ah oo ay ka qabsatay Galmudug (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo