Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeeda ayaa loo magacaabay Afhayeen cusub oo codkooda ku hadli doona.
Wareegtouu soo saaray taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Maxamed Jimcaale Cirfiid ayaa lagu magaacabay inuu Afhyeenka Ciidamada Xoogga Dalka noqdo Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo dhinaca kale ahaa Agaasimaha Guud ee Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida.
Magacaabiddan ayaa qeyb ka ah xilal kala duwan oo is daba joog ah ay u magcabayaan madaxda dowladda Soomaaliya.
AKHRISO WAREEGTADA