Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage farriin kasoo saaray dagaalkii cuslaa ee maanta ka dhacay degaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose.
Afhayeeka ayaa sheegtay in weerarkii Bariire uu aargud u ahaa Muslimiintii lagu xasuuqay Bariire iyo tuulada Axmad Yare ee dhacda duleedka degmada Jilib sida uu yiri.
Farriinta Sheekh Cali Dheere ayuu faahfaahin ka bixiyay weerarradii ariire iyo tuulada Axmad Yare oo uu sheegay inay ka jawaabayeen falalkii ay abaabuleen ciidamada Dowladdda ee Mareykanku tababaray.

Dhageyso Farriinta