Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Afhayeenka Madaxtoyada oo si marin habaabin ah uga hadlay Shaqo ka joojinta Aamin Ambulance

    Afhayeenka Madaxtoyada oo si marin habaabin ah uga hadlay Shaqo ka joojinta Aamin Ambulance

    April 8, 2019Updated:April 9, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo si weyn loo hadal hayey shaqo joojin lagu sameeyay Hay’adda gargaarka degdegga ah ee AAMIN AMBULANCE oo ah tan ugu weyn ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa waxaa arrintan si la yaab leh oo marin habaabin ah uga hadlay agaasimaha warfaafinta Madaxtooyada C/Nuur Maxamed Axmed.

    Qoraal uu soo dhigay ayuu ku sheegay qoddobadda soo socda:

    1. Ma jirto warqad ka timid Booliiska oo Aamin Ambulance shaqada looga joojiyay sida ay ii xaqiijiyeen Maamulka Aamin Ambulance, Guddoomiyaha Degmada iyo Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir.

    Sida ku cad warkii aanu maanta ka qornay arrintan, amarka shaqada looga joojiyey waxaa bixiyey guddoomiyaha degmada Hodon iyo taliyaha saldhiga oo u yeeray maamulka Aamin Ambulance, wuxuuna amarka ahaa mid oraah ah, iyadoo weliba weydiistay in la siiyo amarka oo qoran, balse loo diiday oo lagu wargeliyey inay amarkaasi qaataan. [AKHRISO WARKAN].

    Maamulka Aamin Ambulance waxay u hoggaansameen amarkaasi oo loogu soo dhiibay maamulka degmada ay xaruntooda ku taallo, waxaana la yaab leh inuu agaasimaha Madaxtooyada ee Warbaahinta uu beeniyo arrin aan jirin markii horeba.

    Waxaa kaloo la yaab leh inuu qoraalkiisa ku soo qaato war sheegaya in Dalal badan ay ka dhacday in gaadiidka gurmadka degdega ah loo adeegsaday qaraxyo ismiidaamin ah.

    Arrintan waxay kaloo muujineysaa in xafiiskii ugu sareeyay dalka iyo gacan-yareyaashii Madaxweynaha ay faraha kula jiraan dhacdooyinka yaryar ee magaalada Muqdisho oo xaalad kasta ku dhex rafanayaan, iyadoo shaqadani ay ku kooban tahay heer degmo ayna joogaan guddoomiyihii degmada, taliskii booliska ee degmada ama gaari karto maamulkai Gobolka, taliskii Booliska ee Gobolka, taliska guud iyo wasaaradaha ay arrintani quseyso.

    Madaxtooyada Muqdisho Top Villa Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo gaaray Mareykanka (Gudoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe oo la socda)
    Next Article AKHRISO: Sidee Muuse Suudi ku sheegtay dhulka Mariinada, Yaase siiyey? [W/Q: Xildhibaan Fiqi]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo