Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaanayaa xil ka qaadis ku sameeyay C/qaadir C/raxmaan Ibraahim oo ahaa Agaaisimihii Waaxda Dalxiiska iyo Maalgashiga Gobolka Banaadir.
Xilkan ayaa loo magacaabay C/fataax Maxamuud Siyaad, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska maamulka G/banadir.Jagadan ayaa ah mid magac u yaal ah oo aan wax shaqo ah qaban, waxaana Magacaabista xilalka faraha badan iyo xil ka qaadista ay qeyb ka tahay waxbqadka maamulka G/Banaadir.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTO