Maamulka Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa si diiran magaalada Dhuusamareeb ugu soo dhoweysay musharaxa madaxweyne ee C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Dadweyne, odayaal iyo qeybaha bulshada ayaa wafdiga musharaxa uga hortegay garoonka Dhuusamareeb, waxaan sidoo kale xarunta madaxtooyada uu kula kulmay madaxweynaha Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir.
Musharax C/raxmaan C/shakuur ayaa ka soo jeeda Gobolka Hiiraan laakiin waxaa lagu tiriyaa gobolka Galgaduud.
DAAWO SAWIRRO





![Ahlu suna oo si diiran u soo dhoweysay Musharax C/raxmaan C/shakuur [SAWIRRO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Cshakur.jpg)