Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 10
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhiso: 10 Xildhibaan oo kusoo baxay Doorashooyin ka dhacday Muqdisho, Dhuusamareb iyo Garowe

    Akhiso: 10 Xildhibaan oo kusoo baxay Doorashooyin ka dhacday Muqdisho, Dhuusamareb iyo Garowe

    January 27, 2022Updated:January 27, 20223 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalooyinka Muqdisho, Dhuusmaareeb iyo Garowe ka dhacay doorashada 10 kursi oo ka mdia xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Doorashada oo inta badan kuraas aan tartan sax ah ka dhicin, ayaa waxaa kusoo baxay xubno la filayey inay soo baxaan oo gacantaag lagu soo saaray, halka kuwii tartanka galay tiro 90% ah kusoo baxeen, taasoo qeyb ka ah doorashada ka socota maamul Goboleedyada.

    HOOS KA AKHRISO XILDHIBAANNADA IYO SIDA AY KUSOO BAXEEN

    DHUUSAMAREEB

    Kursiga HOP248 ee doorashadii Magaalada Dhuusamareeb oo uu hore ugu fadhiyay Maxamed Axmed Abtidoon, waxaa kusoo baxay Jen. Saadaq Cumar Maxamed  Saadaq (Joon) oo helay 81 cod, halka iyo Cabdullaahi Xirsi Diirshe oo la tartamay uu helay 17 Cod.

    Kursiga HOP64 waxaa hore ugu fadhiday Sahra Cumar Maalin, waxaana kusoo baxay Maxamed Ibraahim Cali (Maxamed Cajiib) oo helay 98 cod, halka Musharax Cabdullaahi Iimaan Afrax uu ka haley 2 cod.

    Kursiga HOP096 waxaa kusoo baxday Qaali Axmed Diiriye oo heshay 96 cod, halka Xakiimo Xersi Cali oo tartanka ku jirtay ay heshay 4, waxaana ka aamusay 1 qof.

    GAROWE

    HOP128 waxaa kusoo baxay xildhibaan Maxamed Cabdiraxman Xayle oo helay 96 Cod, halka musharax Maxamed Faarax Cali oo la tartamay uu helay elay 3 Cod. Kursiga waxaa ku fadhiyey Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri.

    Kursiga HOP232 waxaa kusoo baxday Fardowso Cismaan Cigaal oo hshay 97 cod, halka Siciido Faarax Warsame oo tartanka la gashay ay ka heshay heshay 3 Cod.

    Kursiga HOP144 waxaa kusoo baxay Cabdiqafaar Cilmi Xaange oo ahaa Wasiirka Qorsheynta ee Puntland, isagoo helay 83 Cod, halka musharax Caasho Axmed Maxamed oo tartanka la gashay ay ka heshay 13 Cod.

    Kursiga HOP223 kusoo baxay Xersi Jaamac Gaani oo helay 93 Cod, halka Siciid Maxamed Warsame oo la tartamay uu ka helay 3 Cod. Xeri Jaamac ayaa ahaa wasiiru dawlaha wasaaradda Maaliyada ee Jubbaland.

    MUQDISHO

    Kursiga HOP244 waxaa cod gacantaag ah kusoo baxay Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud ayaa Cod gacan taag oo helay taageerada 101-ka Ergo, markii ay tartanka isaga hartay Musharax xildhibaan Kaltuun Xayir Jaamac.

    Kursiga HOP037 waxaa kusoo baxday Ifraax Maxamed Cawad (Nooleeye), kadib markii ay tartanka isaga hartay musharax Caasha Cabdilaahi Warsame oo la tartami lahayd. Xildhibaan Ifraax Maxamed Cawad ayaa cod gacantaag ah ku heshay 99 cod.

    Kursiga HOP238 waxaa kusoo baxay xildhibaan Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, kadib markii uu tartanka isaga haray musharixii la tartami lahaa Cabdilaahi Cabdiqani Ibraahim. Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo hore ugu fadhiyey kursiga ayaa cod gacantaag ah ku helay taageerada 98 Cod, waxaana ka aamustay 3 ergo.

    Baarlamaanka Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXukuumadda RW Rooble oo Amray in dib looga celiyo Ciidamada Farmaajo geeyay magaalada Beledweyne
    Next Article Tirada Mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha Alshabaab ku dishay magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo