Waxaan akhristayaasha sharafta leh halkan idinku soo gudbineynaa qodobadii ay qaar kamida xildhibaanada ku soo eedeeyeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaaliya C/weli Sheekh Axmed ee ay sabab uga dhigeen mooshinka ay ka keeneen xukuumadiisa, eedahaasi oo markaad akhriso u muuqda kuwo caam ah ama ay wada wadaagaan dhammaan madaxda sare ee dowladda.
Qodobada sababta mooshinka looga keenay ka Akriso hoos ama halkan kala deg:
[download id=”698″ template=”QORAALKA MOOSHINKA CUSUB”]
Haddii ay khasab noqoto waxaan dhowaan faafin doonnaa liiska saxiixayaasha Mooshinka cusub Insha Alaah
Wadani
Muqdisho
[ad name=”HTML”]