Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»AKHRI: Sidii Alshabaab u qorsheysay Weerarkii Mataanaha ahaa Hotel SYL & Beerta Nabadda

    AKHRI: Sidii Alshabaab u qorsheysay Weerarkii Mataanaha ahaa Hotel SYL & Beerta Nabadda

    February 26, 2016Updated:February 27, 20163 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    AKHRI: QAABKA ALSHABAB U QORSHEYSAY WEERARKII BEERTA NABADDA & HOTEL SYL  {WARBIXINTA GOOBJOOGE.COM}


     Kooxda Alshabaab ayaa abaabushay weerar mattaane ah oo si weyn loo qorsheeyay, kaasoo loogu talogalay in lagu galaafto nolosha dad badan, wuxuuna bartilmaameedku ahaa Hotelka SYL, waxyeelana ka soo gaartay beerta Nabadda ee dhinaca dambe ee hotelka ku taalla. Qaraxa waxaa loo adeegsaday waxyaabo qarxa oo culeyskoodu dhan yahay 200 kgr, waana kii ugu weynaa ee ka dhaca dalka sida saraakiisha amniga dowladda sheegeen.

    Sida ay NISA sheegtay, waxaa weerarkan loo adeegsaday afar baabuur oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo 4 dabley ah oo loo qorsheeyay inay weerar ku galaan Hotelka SYL iyo Beerta Nabadda ee loo nasasho tago.

    1. Gaariga koowaad: Gaariga koowaad ee laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxaa lagu joojiyay bar koontarool oo ku dhow Hotelka SYL una dhow Beerta Nabadda, halkaaasoo gaarigii isku qarxiyay, waxaana goobta ku dhintay laba askari oo ka mida ciidamada nabadsugidda. Qaraxa kadib waxaa laba dabley oo Alshabaab ah lagu dilay qeybta hote ee Beerta Nabadda, iyagoo doonayay inay gudaha u galaan Beerta, waxaana rasaas i weydaarsaday labada dabley ee Alshabaab iyo NISA rasaastaas oo dad kala duwan qasaare kasoo gaartay, NISA ayaa goobtaasi ku dishay labada dabley.
    2. Gaariga labaad: Gaariga labaad ee is qarxiyay wuxuu ujeedkiisu ahaa inuu galo Hotelka SYL si albaabka hore u burburo kadibna laba dabley ah oo diyaar u ahaa kana tirsan Alshabaab ay gudaha u galaan Hotelka oo halkaasi dadka ku sugan ku laayaan. Dagaal dhex maray ciidamada Nabadgelyada iyo gaariga celiyay, kadibna iska hor imaad dhex maray lagu dilay labada dabley, kadibna waxaa qarxay Gaariga labaad.
    3. Gaariga saddexaad: Gaarigan waxaa la dhigay halka loo yaqaan Bulaalayaasha, halkaasoo mar dambe uu ka qarxay, waxaana loogu talo galay marka dadka goobaha la weeraray ku jira dibadda u yaacaan in lala beegsado.
    4. Gaariga Afraad: Waxaa loogu talogalay in lagu qarxiyo gaadiidka gurmadka u socda iyo ciidamada soo gurmada, laakiin markii uu qarxay dad badani kuma sugneyn goobta.

    “Weerarka waxaa lagu soo qaaday afar baabuur oo laga soo buuxiyay, waxyaabaha qarxa iyo Maleeshiyo Alshabaab ka tirsan oo kutala-galkoodu ahaa inay gudaha u galaan Hotelka SYL iyo Beerta Nabadda”

    Dhaawacyada waxay u badnaayeen dad wadooyinka ay dhaceen ku sugnaa ama marayay xiligiii qaraxyda dhaceen iyo dadkii ku sugnaa qeybaha hore ee Beerta nabadda.

    Dadka ku dhintay weerarka ayaa gaaraya 22 ruux oo ay ku jiraan kuwii weerarka soo qaaday, waxaana dhaawacu ka badan yahay 25 ruux, sida laga soo xigtay saraakiisha caafimaadka iy ciidamada Nabadgelyada. Ciidamada ku dhintay weerarka ayaa gaaraya 4 askari. Waxaa kaloo ka mida laba haween oo ka mida ahaa kuwa nadaafadda, ganacsatada qaadka iyo dad ka ag dhowaa.

    Marka la eego sida weerarka loo qorsheeyay iyo sida Alshabaab u soo maleegtay waxaa la oran karaa waxaa laga badbaaday dhiig badan oo daata oo ka darnaan lahaa weeraradii Liido iyo Hotel Saxafi, taasoo ku timid Alle mahadii iyo dadaalka ciidamada nabadsugidda.

    Wadani.com

    Hotel SYL NISA Top weerar alshabaab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda dowladda & Saraakiishii deganeyd Hotel SYL oo caawa laga daad gureeyay
    Next Article DAAWO SAWIRRO: QARAXYADII LALA BEEGSADAY HOTEL SYL & BEERTA NABADDA

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo