Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan heshiis qarsoodi ah u ansixiyay shirkad lagu magacaabo Simatech International Free Zone oo la sheegay inay dekada Muqdisho ka hirgelin doonto dekad qalalan, iyadoo maamuli doonta dhammaan shixnadaha yimaada dekadda ee konteenarada lagu keeno. (Akhri Warka heshiiska)
Heshiiskan oo hore ka ansaxay sida ku qoran iyadoo aan Baarlamaan loo gudbin, ayaan halkan Wadani.com ku soo bandhigeysaa dokementigii Golaha Wasiirada ku ansixiyeen:
HOOS KA AKHRI QORAALKA GOLAHA WASIIRADA XUKUUMADDA SOOMAALIYA