Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»AKHRISO: Afarta Qodob ee ugu adaga shirka Madaxda Madasha Qaran ee Muqdisho

    AKHRISO: Afarta Qodob ee ugu adaga shirka Madaxda Madasha Qaran ee Muqdisho

    August 6, 2016Updated:August 6, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mareegtan Wadani.com oo akhristayaasheeda ugu soo bandhigtay maanta Jadwalka lagu heshiiyay ee doorashooyinka 2016 iyo xilliyada ay dhacayaan doorashada madaxda sare iyo xildhibaanada ayaa idin soo bandhigeysa qodobada haran ee ilaa iyo hadda aan heshiiska laga gaarin.

    Xogta ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in qodobo gaaray 4  oo midkood yahay kan ugu adag wadahadlkoodu weli socdo, kuwaasoo kala ah:

    1. Halka lagu soo xulayo xildhibaanada labada aqal ee ka imaanaya Gobollada Somaliland (Waxaa hore loogu heshiiayay in Muqdisho lagu soo xulo, waxaase harsan faahfaahinta cidda soo xuleysa iyo qaabka loo marayo, iyadoo dadka ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho ay adag tahay xakameyntooda).
    2. Qaabka loo soo xulayo xildhibaanda labada aqal ee ka imaanaya gobollada Hiiraan & Shabeelaha Dhexe: (Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa doonaya in degdeg loo dhiso maamulka labadaas gobol, kadibna iyagu maamulaan doorashada, laakiin waxaa jira hubanti la’aan ku saabsan dhismaha maamulka labada gobol oo muddo dheer jiitamayay).
    3. Arrinta xajiijinga qoondada Dumarka: (Waxaan lagu heshiin dhaqan gelinta Qoondadii Dumarka ee ahayd 30%, taasoo laga doodayo in sharci laga dhigo iyo in sidii hore loo fududeeyo).
    4. Qodobka ugu adag ayaa ah in la sharciyeeyo xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo ku eg 10 September 2016 ama xilka uu la  wareego guddoomiyaha Baarlamaanka. (Arrintan oo Xasan Sheekh diidan yahay in keligiis uu xilka ka dego).

    Madaxweyne Xasan Sheekh maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa dib u amba qaadaya shirarka Madasha maalintii Afraad galay, waxaana laga sugayaa in laga gaaro qodobadan oo fure u ah in shirka lasoo gabagabeeyo.

    Wadani.com

    U GAARA GOOBJOOGE.COM

    Doorashada 2016 Madasha Shirka Madasha Xilka madaxweynaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQorshaha ciidamada Kumaandooska Soomaaliya u tegaan Gaalkacyo oo la shaaciyay
    Next Article KASHIFAAD: Dowladda Soomaaliya oo Ciidamadii Kumaandoska u dirtay galbinta Raashin mucaawino ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo