Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»AKHRISO: Afartii Musharax ee loo ballan qaaday xilka Ra’iisal wasaaraha & Lama-filaankii Farmaajo..!

    AKHRISO: Afartii Musharax ee loo ballan qaaday xilka Ra’iisal wasaaraha & Lama-filaankii Farmaajo..!

    February 24, 2017Updated:February 24, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magacaabidda xilka Ra’iisal jagada Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ma ahayn oo kaliya degdeg ee waxay noqotay lama filaan aan loo fadhin marka loo eego xubnihii loo saadaalinayay in xilkaasi ay calfan doonaan.

    Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu qaatay go’aan aan la fileyn isagoo ninka uu la shaqeyn doono ee Wasiirka koowaad u noqonaya u magacaabay Xasan Cali Kheyre, taasoo ka dhigan wadne xanuun ku dhacay rag isu heystay inay xilkaan ku soo bixi doonaan.

    Ragga ugu cadcadaa ee weliba dhegta loogu sheegay inay fursad wanaagsan heystaan waxay ahaayeen afar nin oo dhammaantood isu sheegay inay Ra’iisal wasaare ka noqon doonaan dowladda Farmaajo.

    AFARTAAS WAXAY U KALA DARAN YIHIIN SIDA AY U KALA HOREEYAAN:

    C/naasir Cabdulle Maxamed:

    Musharax cusub oo isu sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016

    Wuxuu ahaa musharax u taagan xilka Madaxweynaha, waana Dhakhtar Mareykanka deganaa oo u diyaar garoobay siyaasadda Soomaaliya. Wuxuu ahaa ninka ugu horeeya ee xilka Ra’iisal wasaaraha loo saadaalinayay, isagoo weliba qaraabo la ahaa madaxweynaha. Diyaargarowgii ugu danbeeyay ayuu ku jiray, waxaana xitaa loo diyaariyay daraasiin dhar ah oo lebiskiisa la sii diyaariyay.

    C/qaadir Cosoble Cali

    Waa musharax kale oo madaxweyne oo qeyb ka ahaa ololihii lagu doortay Madaxweyne Farmaajo, isagoo dagaal adag la galay madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud. Kulankiisii ugu danbeeyay ee uu Madaxweyne Farmaajo la yeeshay wuxuu ahaa mid rajo geliyay, balse ballantu ahay in magacaabidiisu dhacdo kadib safarka Sacuudiga.

    C/raxmaan Yuusuf Ceynte

    Wasiirkii Qorsheynta, siyaasi da’ yar oo xushmad ku leh bulshada, isla markaana madax u ahaa qabanqaabiyaha caleemasaarkii Madaxweyne Farmaajo, wuxuu ahaa musharax kale oo xilkan loo saadaalinayay. Kulankii dhex maray Madaxweyne Farmaajo saacado ka hor magacaabidda ra’iisal wasaaraha waxaa looga mahadceliyay shaqadii adkeyd ee uu ka qabtay caleemosaarka, waxaana hoos loogu sheegay rajo fiican, taasoo aan dhicin.

    Axmed Macalin Fiqi

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, waa xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isla markaana ka mida kooxda Aala-sheekh iyo Xisbiga Daljir, wuxuu suuqa gashaday inuu yahay R’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo inuu isagu ka dambeeyay doorashadii Farmaajo. Arrintan oo xildhibaano badan ka yaabisay ayaa keentay in waqcadii ugu weyneyd ay ku dhacdo isagoo xitaa ka war helin go’aanka Madaxweynaha.

    WARBIXINADDA GOOBJOOGE.COM

    Axmed Macalin Fiqi C/naasir Cabdulle C/qaadir Cosoble C/raxmaan Ceynte Farmaajo Ra'iisal wasaaraha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Guddoomiye Laameed hore oo caawa lagu dhex dilay Masjid ku yaala Muqdisho
    Next Article Maxkamadda Adduunka oo Muddo u qabatay Kenya inay uga jawaabto Dacwadii Soomaaliya ee Badda [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo