Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Ajendayaasha looga hadlayo Shirka London ee Arrimaha Soomaaliya

    AKHRISO: Ajendayaasha looga hadlayo Shirka London ee Arrimaha Soomaaliya

    May 10, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada London maalinta berri ah ka furmaya shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan ilaa 40 dal oo dunida ka tisan iyo ururro caalami ah.

    Haddaba shirka oo ah kii labaad oo magaalada London ay marti geliso waxa qodobbadda ugu waaweyn iyo ajendayaasha looga hadlayo ay kala yihiin:

    Nabadgalyada:

    Shirka waxaa xoogga lagu saari doonaa in laga (Habdhiska Amniga Qaranka)  ee dhowaan madaxda Soomaalida ay Muqdisho ku gaareen iyada oo laga ambaqaadayo dhismaha ciidamada xoogga dalka iyo la dagaalanka waxa loogu yeero argigixisada.

    Arrimaha Siyaasadda:

    Shirka waxaa Ajendayaashiisa ka mid ah in looga hadlo siyaasadda Soomaaliya iyo in dib u habeyn lagu sameeyo hey’adaha dowladda federaalka ah sida Federaalism-ka, Siyaasadda is dhexgal-ka iyo doorashada dalka ka dhici doonta 2020-ka ee qof iyo codka ah.

    Dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay ka wada hadlaan dib u eegista dastuurka iyo arrimo kale.

    Dhaqaalaha:

    Shirka Ajendayaashiisa waxaa ka mid ah sidii beesha caalamka Soomaaliga uga taageri laheyd Soomaaliya dhaqaalaha, in Soomaalida ka faa’ideysato xoolaha iyo canshuuraha, waxaa  kale oo laga heshiin doonaa in dowladda, bulshada rayidka ah iyo beesha caalamka ka wada shaqeeyaan kororka dhaqaalaha Soomaaliya.

    Arrimaha Banii’aadnimada:

    Shirka Ajendayaashiisa waxaa ka mid ah sidii looga jawaabi lahaa abaraaha dalka ka jira arrintaas oo beesha caalamka laga sugayo in ay lacago halkaasi ku yahoobaan sidii wax loogu qaban lahaa dadka ku dhibaateysan abaaraha dalka ku baahay.

     Heshiisyada Iskaashiga Cusub:

    Shirka waxaa lagu soo saari doonaa heshiis badala New Dealka, waxaa loo bixiyay “ Heshiisyada iskaashiga cusub”, waana heshiis u dhaxeeya Soomaalida iyo beesha caalamka, kooxda dambe ayaa laga sugayaa in ay bixiyaan lacago lagu dhisayo hey’adaha dowladda iyo in Soomaaliya ay noqoto dal barwaaqo ah sanadka 2020-ka, waxaa heshiiskaasi  ku jira doorashada 2020-ka, dastuurta, hor-u-mar dhaqaale, la dagaalanka musuqa…..heshiiska beesha caalamka iyo Soomaalida ayaa la sheegayaa in isla xisaabtan adag lagu saleyn doono.

    Ajendeyaasha shirka London London conference on Somalia Shirka London Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxkamad ku taalla Burtinle oo xukun nooc cusub ah ku riday nin kufsaday gabar 13 jir ah
    Next Article XOG: Madaxda Maamul Goboleedyada oo olole ka dhan Farmaajo Caawa ka wada Magaalada London

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo