Ololaha musuqmaasuq la dirirka ee ka socda Boqortooyada Sacuudiga ayaa keenay in xabsiga la dhigo Amiiro, wasiiro hore iyo maalqabeenadii ugu waaweynaa dalkaasi.
Xubnaha xabsiga la dhigay ayaa lacagta ay leeyihiin marka la isku daro lagu qiyaasay inay ka badan tahay 100 Billion, waxaana ololahan lagu sheegay in ujeedkiisu yahay sidii uu awoodda oo dhan gacanta ugu dhigi lahaa.
HOOS KA AKHRISO SHAXDA AMIIRADA LA XIRAY IYO LACAGAHA AY HEYSTAAN