Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Bankiga Adduunka oo ka digay halista Lacagaha la isugu diro Telefoonada Gacanta [Mobile Money]

    AKHRISO: Bankiga Adduunka oo ka digay halista Lacagaha la isugu diro Telefoonada Gacanta [Mobile Money]

    September 13, 2018Updated:September 13, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbixin uu dhaqaalaha Soomaaliya kasoo saaray Bankiga Aadduunka ayaa looga hadlay Xaaladda Dhaqaalaha Soomaaliya, isagoo ka hadlay halista ay leedahay lacagaha la isugu diro Mobile-da oo dowladda Soomaaliya uga digay haddii aan la sharciyeyn in laga dhaxli-doono dhibaato iyo cawaaqib xumo.

    Kororka Lacagta Mobilka la isugu diro (Sida EVC-Plus, ZAAD, E-Dahab E-maal IWM):

    Bankiga Addunka ayaa sheegay in Bil kasta lacagaha taleefonada gacanta la isugu diro ee Soomaaliya ay gaareen $2.7 bilyan, taasoo micnaheedu yahay in  155 Milyan jeer ay dadka lacago isu diraan bil kasta.

    Lacagta la isugu diro Mobile-da waxay dakhliga guud ee umadda Soomaaliyeed ka tahay in ka badan 3 meelood 2 meel oo ah qiyaastii 36% dakhliga guud ee wadank, Waxayna lacagahaasi maran nidaamka Mobile-ka oo ah mid aan sharciyeysneyn.

    Dadka Soomaalida ayaa noqday dalalka ugu horeeya ee adeegsada nidaamka lacagaha la isugu diro teleefoonada, waxaana dadka adeegsada lagu qiyaasay 73%. Lacagaha taleefoonada la isugu diro ayaa habka ugu balaaran ee loo adeegsado lacagta isu gudhinta, iibsiga, iyo in sida kaash loo kale laba qof isu diraan shaqasiyaad iyo ganacsiga gudaha Soomaaliya oo dhan.

    HALISTA LACAGAHA LAGU DIRO MOBILE-DA

    Lacagaha taleefonada ee soo gala Bankiyada ayaa ka badan kuwa ka baxa, taasoo micnaheedu yahay in lacagta dadka shacabka ah ay u gacan gasho shirkado gaara iyo Bankiyo yar,  sidaas darteedna wuxuu Bankiga adduunka ka digayaa  inay dhici karto in Shirkadaha iyo Bankiyada Addeegan bixiya ee iska maamula iyadoo aan la koontaroolin ay  dhiiradaan inay lacagaha dadka iska isticmaalaan, oo maalgashi ku sameystaan, halkaasina halis weyn ka timaado.

    Bangiga adduunka ayaa warbixintiisa ku caddeeyay in Shirkadaha Adegga lacagaha lagu diro iyo Bankiyada adeegsada ay taallo lacagta qiimo ahaan aan u dhigmin kharashka ay dadka shacabka ah ku shubaan ama isu wareejiyaan nidaamkooda oo Balaayiin Dooalar ah.

    Wuxuuu sheegay Bankiga Adduunka inaysan jirin hufnaan lacag isu diris ah, waayo qofka aad lacag u dirto, isla lacagtii ayuu kuu soo celin ama qof kale u dirayaa, lacagaha wareegayana waa tii ay dadka dhigteen, halka hantidii ay shirkadda ama Bankiga lahaa ay gashadaan maalgelin dhul iyo arrimo kale.

    Ku-tiirsanaanta sare ee lacagaha taleefoonada la isugu diro waxay kordhisay dayacnaanta ku timid maqnaanshaha hanaan sharciyeed oo rasmiya, Haddii  nidaamkaasi burburo Shirakdda ama Bankigaas-na dhibaato u timaado waxaa uku hanti beelaya inta badan dadka Soomaalida ah.

    WARBIXINTA BANKIGA ADDUUNKA KA AKHRISO HALKAN

    Bankiga Adduunka EVC Mobile Money Top World Bank
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleProtecting Somalia’s growing mobile money consumers
    Next Article Taliska Ciidamada Mareykanka oo faahfaahin ka bixiyey Howlgalkii ka dhacay Mubaarak [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo