Dadkii ku dhintay Diyaaradi Shirkadda Ethoipian Airlines oo nooceedu ahaa Boeing 737-8 MAX ayaa la shaaciyey intooda badan, taasoo dhacday kadib 6 daqiiqo markii ay ka duushay Garoonka Bole ee magaalada Addis ababa.
Diyaaradda o ku socotay socotay magaalada Nairobio ee dalka Kenya, waxaa la socday 149 rakaab ah iyo 8 shaqaalaha diyaaradda ahaa, waxaana hadda la xaqiijiyey inaysan cidna ka badbaadin, iyadoo dalalka ay u kala dhasheen lasoo saaran.
Wararka ayaa sheegay in dadka ku dhintay rakaabka uu ka mid ahaa nin Soomaali ah oo ka shaqeynayey xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo magaciisa lagu sheegay C/shakur Maxamed Shahaad.
HOOS KA AKHRISO DALALKA AY KASOO JEEDAAN RAKAABKA.
32 Kenyan
18 Canadian
9 Ethiopian
8 Chinese
8 Italian
8 American
7 French
7 British
6 Egyptian
5 Dutch
4 UN passports
4 Indian
3 Russian
2 Moroccan
2 Israeli
1 Belgian
1 Ugandan
1 Yemeni
1 Somali
1 Sudanese
1 Togolese
1 Mozambican
1 Norwegian

