Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»AKHRISO: Dood kulul oo ka dhalatay Xeerka Bankiga Dhexe [Qaran-dumis & Qiyaano Qaran oo la is weydaarsaday]

    AKHRISO: Dood kulul oo ka dhalatay Xeerka Bankiga Dhexe [Qaran-dumis & Qiyaano Qaran oo la is weydaarsaday]

    January 14, 2019Updated:January 14, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dood kulul aya ka socota Xarunta Baarlamaanka, taasoo ku saabsan wax ka bedelka Xeerka Bankiga Dhexe oo xukuumadda ay wadato, waxaana xildhibaannada qaarkood ay si weyn uga digeen qorshaha xukuumadda.

    Ugu horeyn waxaa hadlay Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo wasiirka Waxbarashada ka ah xukuumadda, wuxuuna sheegay in xeerkan Bankiga Dhexe laga fidiyay been uu sheegay inay wadaan wax uu ugu yeeray dad “Qaran dumis”  oo sheegaya in Bankiga la doonayo in loo Magacaabo qof Ajnabi ah, tasoo uu sheegay inay been tahay.

    Xildhibaan ali Jaamac Jangeli ayaa isna xildhibaannada u sheegay inaysan aaamini karin warkii uu sheegay Wasiir (Goodax), wuxuuna yiri: “Waxaan aad ugu Xumahay in Xeer 60-kii lagu qoray shaqadda dadka waxaa iska leh muwaadinka hadda la bedelo, waana wax aanan qaadan karin”.

    Xildhibaan Jangeli ayaa sheegay inay Soomaaliya leedahay Aqoonyahano Caalami ah oo ka soo shaqeeyay Bankiyo Caalami ah, wuxuuna dowladda Sooomaaliya u soo jeediyey inan laga aamin bixi dadka Soomaalida ah.

    Xildhibaan Sakiye Xaaji Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay Xeerka la horkeenay Golaha Shacabka” Gudoomiye Mahubtaa in warqadaan ay kaaga timid Xukumadda oo ay is ku raaceen Golahii Wasiiradda” ayuu si kaftan ah yiri Xildhibaan Sakariye.

    Dhinaca kale Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud ayaa si cad u sheegay in xeerka loo  bedelayo qof ajnabi ah uu noqonayo Qiyaano Qaran, waxaana hadalkiisa ka mid ahaa: “Waxaa na daawanaya dadkii aan metelaynay oo naga war sugaya waana dad aqoonyahano ah oo og waxa aan samaynayno”.

    Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud ayaa ugu digay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya in ay meel Mariyaan Sharigaan oo halis ku ah qaranimada.

    Waxaa kaloo xeerka Bankiga Dhexe ka hor yimid xildhibaanno dhowr ah, waxaana socda dood xoog leh, iyadoo guddoonka baarlamaanka ay doonaayaan in isla maanta ay cod u qaadaan.

    Xildhibaan Dahar Amiin Jeesoow ayaa isagu hadalkiisa caddeystay isagoo sheegay in Gaal madow loo dhiibo Bankiga Dhexe, sidaasina loogu coddeeyo,wuxuuna ku dooday: “”Waxaad rabtaan in lagu shaqeeyo qabiil, 4.5  iyo waxaan haboonayn waxaa la bedelayaa Xeerka Bankiga Dhexe, waxaana loo dhiibayaa Gaalka midka ugu Madow”.

    Baarlamaanka Bankiga Dhexe Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaannada Baarlamaanka oo ansixiyey mid ka mida Sharciyadii la hor geeyay [Akhriso]
    Next Article Xildhibaan Daahir Jeesow: “Waa la bedelayaa Xeerka Bankiga Dhexe, waxaana loo dhiibayaa Gaalka ugu Madow”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo