Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: Duubabka Mucaaradka ah ee Xasan Sheekh ka reebay Odayaasha xulaya Xildhibaanada

    Akhriso: Duubabka Mucaaradka ah ee Xasan Sheekh ka reebay Odayaasha xulaya Xildhibaanada

    June 27, 2016Updated:June 27, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu faragelin ku sameeyay liiska odayaasha dhaqanka dalka ugu sareeya ee leh saxiixa xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka, waxaana markii ugu horeysay uu ka reebay liiska Duubab caan ah oo isaga aysan isku fiicneyn.

    Duubabka  uu madaxweyne Xasan Sheekh ka reebay liiska odayaasha gaaraya 135-ta ee  rasmiga ah oo fara badan waxaan kasoo qaadaneynaa saddex ka mida oo kala ah:

    1. Malaaq Cali Maxamed Wehiye – Malaaqan oo ah malaaqa Xamar iyo Xamardaye – waa duubka ugu weyn beelaha dega Balcad iyo agagaarkooda, waxaana Madaxweynaha la sheegay inaysan isku wanaagsaneyn, taasoo keentay inuu booskiisa ku qoro oday dhaqameed hore uga mid ahaa liiskii hore, isla markaana uu Malaaqa guud ka reebo odayaasha.
    2. Ugaas Xasan Ugaas Khaliif – Ugaaska Beesha Xawaadle waxa uu ka mid yahay Duubabka waaweyn ee Xasan Sheekh uu ka reebay liiska odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xildhibaanada Baarlamaanka 2016, waxaana tani loo aaneynayaa xurguf labada nin dhex martay, isagoo Ugaas Xasan si weyn uga hor yimid qorshihii Damjadiid ee dhismaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Inkastoo Ugaas Xasan uu xilka dhowaan la wareegay kadib geeridii walaalkiis Ugaas C/raxmaan, lana helin xilli lagu caleemo saaro, Beesha Xawaadle ma jirto cid kale oo ay isku raaci karaan, Ninka Booskaas uu Xasan Sheekh ku qorayna waxay u arkaan kala qeybin.
    3. Boqor C/llaahi Geedi Shadoor – Waa duub kale oo la caleemo saaray muddo dheerna ahaa Oday dhaqameed caan ah iyo siyaasi, laakiin waxaa liiskan looga reebay inuu aad uga horjeedo siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh kana hor yimid dhismihii maamulka Galmudug. Waxaana booskiisa ku jira Oday dhaqameed kale oo madaxweynaha raacsan.

    Arrintan waxay si cad u muujineysaa in Madaxweyne Xasan Sheekh oo doonaya inuu mar kale xilka ku soo laabto ujeedkiisu yahay inuu isagu sameysto dadkii dib u soo dooran lahaa.

    Wadani.com

    Baarlamaanka Doorashada 2016 Duubab laga reebay Odayaasha Odayaasha 135 Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaksiile Soomaali ah oo lagu weeraray Magaalada LOUISVILLE, Mareykanka
    Next Article Somali cabinet minister who called Toronto home killed in Al-Shabaab hotel siege

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo