Maamulka Galmudug ayaa soo sharxay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka uga mid noqonaya maamulkooda.
Liiska Galmudug oo ka kooban 8 kursi ayaa aha mid aad u kooban oo kursi waliba lagu qoray laba qof, marka laga reebo saddex kursi oo saddex qof ku loolami doonaan.
HOOS KA AKHRISO LIISKA GALMUDUG
Wadani.com