Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha cuusb ee Soomalaiya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Guddigan lix Guddi hoosaad oo mid waliba guddiyo gaara leh, waxaana mid kasta hormuud Wasiir ka tirsan xukuumadii hore.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA
Wadani.com