Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»AKHRISO: Hees uu curiyay Wasiirka Maaliyadda C/raxman Beyle “Maanta waa Dharaar wacan”

    AKHRISO: Hees uu curiyay Wasiirka Maaliyadda C/raxman Beyle “Maanta waa Dharaar wacan”

    November 19, 20172 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka mida hal-abuurayaasha mararka qaarkood tiriya suugaanta kala duwan ayaa hees cusub curiyay oo ku saabsan xaaladda dalka isagoo hadalkiisa ku bilaabay: Dadyohow Somaliyeed maalin wanaagsan.

    Nabad, nolol wacan, iyo arooryo suubban ayaan idiin rajeynayaa dhammaan, illayn waad u qalantaane!!

    Ku soo dhawaada sugaantan gaaban

    Heestii:  Maanta waa dharaar wacan

    Dhoomaha culayskii

    Dheel-dheelligaygii

    waxan qaw ka dhacay beri

    Dhawr laba tobnnnad bay

    Hadda sare u dhaaftoo

    Samirkaygii dheeraa

    Dhibta aan dugsanayiyo

    Waxa dhaawac igu yaal

    Dhamac iyo dab igu shidan

    Dhaxantiyo kulaylaha

    Labadaba u jilib-dhigay

    Hebeloow wax ii dhiib

    Iyo dhawrto qaayibay 

    Waxan dheelallaababa

    Hadday guuli dhalatoo

    Dheemaalku nuurkii

    Wac-wacdiyo dhaalalkii

    Midabbada is dhalan roga

    Dhab u soo ceshaday oo

    Seermaweydo dhalatee  

    Dheeraad nin doonnoow

    Dhaarbbaa ka taallo

    Dhici doonimaysee

    Dhagartiyo waxyeellada

    Kugu dhaafi maynnee

    Dhidib iyo hoggaan baan

    Kugu dhuujin doonnaa

    Adnna teello hay dhigan

    Waxba teello hay dhigan

    Anni teello hay dhigan

    Ninkii midho dhunkaaleed

     Dheef  waxan ku gelinayn 

    Himilada dhulkiisiyo

    Sharaftiisa dhaafsaday 

    Dhubuq-dhubuqda sheekada

    Dharaar iyo habeenkeed

    Afka gacanta hoos dhigay

    Wixii uu wacdaro dhigay

    Sidii loola dheygagay

    Xumaatuu dhitaystiyo

    Hadba dhiillo mehersaday

    Waxaas oo dhibaata ah

    Iyo weliba dhii-dhii

    kuwa aan ku dhaatiyo

    Dhallinyaro ha ulatee

    Sooyalku hay dhigo

    Maanta waa dharaar wacan

    Hadduun baa dhalaadkii

    Dhaymaha la saaroo

    Dhulku noo iftiimoo

    Dhaan negeey fooshoo

    Dhirtu wada magooshee

    Dheeraad nin doonoow

    Dhaqankii xumaa iyo

    Adoo haanta dhabaqsaday

    Amma dhiilka heensaday

    Dhag-dhagiyo haddi sacab

    Dad ku so dhaweyn jiray

    Taasi wey dhammaatoo

    Dhaarbaa ka taalloo

    Dhici-doonimaysee

    Adna teello hay dhigan  

    Waxba teello hay dhigan

    Dr. Abdirahman Beileh November 17, 2018

    Beyle Heesta: Maanta waa Dharaar wacan Wasiir Beyle Wasiirka Maaliyadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Heshiis Qarsoodi ah oo Dowladda Soomaaliya la gashay Shirkad Mareykan ah [Akhriso]
    Next Article Hoggaamiyaha & Madaxweynaha Ahlu Suna oo Nairobi kulamo kula yeeshay Wakiilo & Dowlado [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo