Heshiis ka kooban 7 qodob ayey magaalada Nairobi maanta ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland ee hore u sheegay Madaxweynayaasha.
C/naasir Seenaar iyo C/rashiid Xiddig ayaa tanaasulay sida lagu sheegay heshiiska, waxaana ay aqoonsadeen doorashadii Axmed Madoobe, iyado taas bedelkeed lagu dari doono maamulka Jubbaland.
Hoos ka akhriso qoddobada lagu heshiiyay iyo war-murtiyeedka la soo saaray.


