Guddiga Qabanqaabada doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey jadwalka Doorashada iyadoo 30-ka Bisha April loo qabtay inay dhacdo doorashada guddoomiyaha.
Guddiga ayaa maalmaha Isniinta iyo Talaadada u qabtay inay musharixiinta u tartamaya xilka isku diiwaan geliyaan.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA