Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray Jadwal ay u dejiyeen khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.
24-ka musharax ee u taagan xilka madaxweynaha ayaa loo qeybiyay saddex qeybood min 8 musharax ah, kuwaasoo laba maalmood khudbadahooda waxqabad u jeedina doona labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Doorashada ayaa ka dalbaday musharixiinta inay Barnaamjiyadooda siyaasadeed u gudbiyaan Guddiga iyado qoraal ah.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA
Wadani.com