Guddiga Doorashada madaxweynaha ee ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Jadwalka ayaa waxaa ka muuqda in:
1 = Musharixiinta xilka madaxweynaha la diiwaan gelinayo 26-ka ilaa 29-ka Janaayo 2017.
2 = Dooda furan ee TV-ga waxay dhaceysaa 31 Janaayo 2017
3 = Khudbad jeedinta Musharixiinta ee Baarlamaanka 2-5 Febraayo 2017
4 = Doorashada madaxweynaha waxay dhaceysaa Arbacadda 8-da Febraayo 2017.
HOOS KA AKHRI JADWALKA
GOOBJOOGE.COM